Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4

Go down 
2 posters
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4 Empty
PostSubject: ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4   ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4 EmptyFri Mar 19, 2010 2:36 pm

Salaaamu calayakum waraxmatulahi wa barakaatuh

Inshaa alaah waxaan jeclaaday manta inaan idin soo gudbiyo qeebtiisii ((4))barnaamijkii ahaayay ((ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا))anfaal aayda ((59))


Mataqaanaa magaalada ugu hooseesa caalamka??????

Casrigaan aan ku jirno

Ayaa waxay soo saareen sawiro jogoraafiga ah…………….inay tahay magaalada dunida ugu hooseesa inay tahay magaalada udhaw bada geerada ama af carbeedka lagu yirahdo البحرالميت inta udhaxaysa urdun iyo falastiin ay hada yahuuda xooga ay ku haaystaan laakin magaaladaas badankeeda ay ku taalo urdun ama jordan qof walbo suu uyaqaano magaaaladaas ayaa bada waxay ka hooseesaa in la 417 mitir.



Dada badan ayaa waxay is dhahayaan gaalada waa runtoo waxay gaareen horumar waxaan idin sheegaa diinteena waqtiga ay noo sheegtay arinkaas inkabadan 1400sano ayaa alaah wuxuu quraanka ku yiri:-

الم * غُلِبَتِ الـــــــــرُّومُ* فِي أَدْنَــــــــــى الأَرْضِ وَهُمْ مِنْ بَعْدِ غَلَبِهِمْ سَيَغْلِبُونَ

*

Dad badan ayaa waxay is waydiinayaan fasirka aayadaas waxaan leeyahay isug walaal anaa kuu cadaynayee culumada taariikhda ayaa waxay sheegeen inuu dagaalkii ruum iyo furus ka dhacay degaankaas u dhaxeeya urdun ((Jordan)) iyo falastiin ……..

Sidaasi ayuu alaah u yiri فِي أَدْنَــــــــــى الأَرْضِ maadaamaa ay tahay degaanka ugu hooseeya .

Fariin


Waa qeebtii aan oogu dirjiray dadka mooday gaal inuu hormaray anigoo leh gaaal ma hormarin laakin markaan diinteena ka tagnay ayuu fikrad ahaan naga hormaray laakin ma hormarin.

Rasuulka alow waxay ku dhaheen gabayaa ayaa tahay ….. gabayaa halkuu ka gaaray inuu sheego dhulka meesha ugu hooseesa waa cajiib jawaabta idinka ayaa idin daayay!!!!!!!


waa walaalkiina BinMaadow oo idin leh balanteeni waa qeebta 5 ee barnaamijakaan .
salaamu calaykum
Back to top Go down
halyeey_soomaaliyeed
shabakada maadow
shabakada maadow
halyeey_soomaaliyeed


Mawduucyadaada : 49
ka Qeeb Qaadashaadaada : 113
Mahadcelin : 4
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010
Shaqadaada : arday jaamacadeed

ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4 Empty
PostSubject: Re: ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4   ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4 EmptyThu Mar 25, 2010 5:19 pm

waaw
walaahi sxb mawduucyadaada waa ku wa cajiib ah mahad sanid sxb Laughing
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4 Empty
PostSubject: Re: ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4   ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4 EmptyFri Apr 23, 2010 4:26 am

adaa mudan sxb
Back to top Go down
Sponsored content





ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4 Empty
PostSubject: Re: ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4   ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4 Empty

Back to top Go down
 
ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا1) ِ
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا2
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا3
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا5

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Cilmiga-
Jump to: