Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا2

Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا2 Empty
PostSubject: ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا2   ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا2 EmptyWed Feb 24, 2010 3:04 am

Salaamu calykum waraxmatulaahi wa barakaatuh
Inshaa alaah waxaan jeclaaday manta inaan idin soo gudbiyo maqaalkeedii ahaayay ((ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا))anfaal aayda ((59)) qeebtiisii((2))
Mawduucaan rabo manta inaan ka hadlo waa ((CIIDA WAY DHAQDHAQAADAA))
Casrigaan aan ku jirno oo ah casriga horumarka ayaa 1827wuxuu helay caalimka britishka uu magaciisa yahay barown ayaa wuxuu soo iktishaafay siduu sheegtay biyaha roobka ku dhaco dhulka inuu sameenaayo dhaq dhaqaaq taasoo ay dhaqdhaqaaq la samayneeso ciida …..taasi oo ah in uu wato roobka shixnadooyin oo electaric ah markuu ku dhex darsamaayo ciida kadib markaas ay ciida ay kala baxayso taasoo sababaysa inuu biyahay roobka galo guudahaan ciida markaasna ay kasoo baxaan dhirta.
Saan umalaynaayo gaalkaan barown wuu ku faraxsanaayay waxaa uu soo iktishaafay laakin waxaa u rooneed mar un inuu ogaado diinteena islaamka waqtiga ay waxaas noo sheegtay .
Alaah qur’aankiisa wuxuu ku yiri kahor 1400sano aayadaaan

وَتَرَى الْأَرْضَ هَامِدَةًفَإِذَا أَنزَلْنَـــا عَلَيْهَــــــا الْمــــــــَاء اهْتَـــــــــــزَّتْ)
بَهِيجٍ ) سورة الحج وَرَبَتْ وَأَنبَتَتْ مِن كُلِّ زَوْجٍ.
Saan umalaynayo dad badan markay aayadaan ay arkeen waxay la noqotay cajiib .
Meesha ay mucjisada oogu jirto aayada
Subxaanalaaah, ma ujeedaa ayaada xarafkaas (اهْتَـــــــــــزَّتْ)
Sida ay u dooratay………….hada ka dib 14qarni ayaan fahamnay macnaha ciida waxay la gilgisho markay ku dhacdo biyaha roobka !!!!!!!!!!!
Risaalo
Saan umalaynaayo waxaaa lasoo gaaray qeebtii ugu danbeesay aa fariinta oogu diraayi kuwa isku sheegay dunida hormarsan .
Kan sheeganaya fahamka…..yaa baray kaa raaci jiray ariga ((nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee)) sirtaan.
Jawaabta adinka ayaa idin daayay waa walaalkiina BinMaadow oo qeer idin rajaynaaya salaamu calykum waraxmatulaahi wa barakaatuh
Back to top Go down
 
ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا2
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا5
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا1) ِ
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا3
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Cilmiga-
Jump to: