Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا1) ِ

Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا1) ِ Empty
PostSubject: ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا1) ِ   ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا1) ِ EmptyTue Feb 16, 2010 6:43 am

بســـم الله الرحـــمــن الـــرحـــــيم
Walaaal kor gurigiina saqaafkiisa fiiri samada waxaaad arakaysaa xidigo .
Walaal xidigahaas sooma qurxoona.
Kagudub intaas.
Aan galno maduucaan rabo inaan ku fahmsiiyo .
Walaal sidaad ogtahay waxay aheeday sanadkii 1969 markii ugu horay say uu qof bani aadam ah tago dayaxa .
Kadib walaal markay ku sameeyeen baxthi farabadan dhulka iyagoo adeegsanay dayax gacmeedka sawiradiisa .
Ayaa waxay nasa soo iktishaaftay inay xidigaha inuu inuu ahaan jireen mid ifiya uuna ku daboolnaayi burkaano ama fulkaano hadba qofka suu u yaqaano …….laakin uu ahaayay dhulkaan mid qaboow.
Waxaan leeyahay shirkadaas ameerikaanka u qaabilsan dhinaca cirka waxaad isku malaysaan waxaas inaad hada iktishaafteen laakin anag waxaas waxaan ogeen in kabadan 1400 sano ka hor waxaan umalaynaayo dad farabadan waxay sugayaan inaan hadalkeeda aan cadeeyo walaal isug daqiiqo isii aan kuugu cadeeyo waxaaan dhahaayo.
Walaal kitaabka kalafur fiiri suurada alisraa aayada ((12)) waan hubaa dadka qaarkood inay kitaabka kala fureen walaal sug anaa kuu sheegayo aayadaas intaadan kitaabka kala furin kadib markaan kuu sheego iska taxqiiji oo kitaabka markaas ka dib fur.
قال الله تعالى
وَجَعَلْنَا اللَّيْلَ وَالنَّهَارَ آيَتَيْن فَمَـــــحَوْنــــــــَا آيـــــــَةَ اللّـــــــَيْلِ وَجَعَلْنَا آيَةَ) ِ
النَّهَارِ مُبْصِرَةً} [الإسراء: 12
Marka waxa layga sugaayo waa aayadaan iyo meesha ay kaga jirto mucjisadaan.
Waakan walaal ibnu kathiir waxaa laga wariyay tafsiirkiisa
Cabdulaahi bin cabaas alaah ha ka raali noqdee asi iyo aabihiisaba :
((xidigaha ama dayaxa inay ifaysay sida haataan ay u ifto qoraxda ,taasna waa calaamada haweenka laakin la damiyay))
..
***********************************************************
Hadane waxaan jeclahay fariin inaan udiro kuwa isku sheegaya xadaarada inay iyag ay yihiin ayna wax walba ay iyagaleee ay iktishaafaan sida doqomadaan
Maykal…………………..kohan………………..jifara………….newton.

Waxaan leeyahay nabigeena muxamad nabada galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee ma wuxuu ahaayay mid inuu qaatay dayax gacmeed oo tagay dayaxa .
Ama asxaabtiisa ayaa waxay qaateen dayax gacmeed .
Is waydiiya siduu ku ogaaday arintaas!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Jawaaabta aqristayaal idinka ayaan idin daayay waan sugaa jawaabtiina waa walaalkiina Bin Maadow oo idin rajaynaaaya qayr.
Salaamu calaykum waraxmatu laahi wabarakaatuh
Back to top Go down
 
ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا1) ِ
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا2
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا3
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا4
» ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا5

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Cilmiga-
Jump to: