Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 baro noocyada saliibka

Go down 
2 posters
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

baro noocyada saliibka Empty
PostSubject: baro noocyada saliibka   baro noocyada saliibka EmptySat Mar 06, 2010 3:51 pm

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
maanta waxaan jeclaaday walaalaha inaan usoo gudbiyo noocyada saliibka .
dad badan ayaa waxay ogeen noocyada saliibka qaarne waxay u haystaan inuu hal yahay laakin walaal arinta saas ma ahan.
walaal hadaa aheed mar hore suuqyada hadaa adigoo ogeen aad kasoo gadan jirtay amaba aa sameen jirtay hada ka digtoonow


baro noocyada saliibka HdapD006191535
kan waa saliibka midka ay weeneeyaan George
baro noocyada saliibka WFk4N206191602
kan waa saliibka andru

baro noocyada saliibka R6yiwp06191613

kan waa saliibka looriin
baro noocyada saliibka 563hwK06191614
kan waa saliibka maalta

baro noocyada saliibka YXZwHw06191615
kan waa saliibka kaniisada kaatooliga badanaane waxaa ku arkee aflaamta caruurta ee kartooniga
baro noocyada saliibka ZU1pO706191617
kan waa saliibka antoni
baro noocyada saliibka Zxl4O206191618
kan waa saliibka orsheelim

baro noocyada saliibka PzTCRA06191618

kan waa saliibka uu adeegsado xizbiga naaziga jarmalka
baro noocyada saliibka 88AP3i06191537

saliibka sheekha
baro noocyada saliibka ISGMnC06191556
kane waa sawirada ay adeegsadaan kaniisadaha
baro noocyada saliibka E6qE1U06191557
noocaa waxaa ku caanbaxay feeryahan layirahdo (snoki) iyo maykal jeckson iyo qaar badan oo fanaaniinta aa sameeya

baro noocyada saliibka HPqwfQ06191558
noocaan hadaan waxa kamidtahay saliibka laakin waxaad arkaysaa dad badan oo muslimiinta ah inay sameenayaaan

baro noocyada saliibka Ls39KC06191559
kane waa nooc kamid ah

baro noocyada saliibka FMKJCv06191600
baro noocyada saliibka Ei749T06191601
baro noocyada saliibka V3m5P306191601
baro noocyada saliibka Ob8R6b06191602
baro noocyada saliibka Kk8ReC06191603
baro noocyada saliibka A1YdWO06191604
baro noocyada saliibka FUmrG306191612
baro noocyada saliibka RPhvKq06191612
baro noocyada saliibka CLHrFy06191611
baro noocyada saliibka OZW17I06191609
baro noocyada saliibka L2lzFL06191609
baro noocyada saliibka 3tMeP306191608
baro noocyada saliibka R41LZn06191607

-------------------------------------------------------------------
DIGNIIN
sawiradaan aa arki doontaan iyadane waa qaar kamid ah saliibka sida ay ku sheegaaan kutubtooda.
baro noocyada saliibka D6RChG06191833
kan waa saliibka laatiiniga

baro noocyada saliibka 1555644300745746250
baro noocyada saliibka 756095761965874481

-------------------------------------------------------------------
waxaan ka soo guuriyay
كتاب دائرة المعارف البريطانية

وحسبي الله ونعم الوكيل
walaal faafi
alaah marqaati ayuu ka yaahy inaan sheegay noocyada saliibka walaal iska ilaal marhore hadaad usameen jirtay si jahli ah hada kuuma taalo waxaas.
waa walaalkiina oo idin leh salaamu calykum
Back to top Go down
halyeey_soomaaliyeed
shabakada maadow
shabakada maadow
halyeey_soomaaliyeed


Mawduucyadaada : 49
ka Qeeb Qaadashaadaada : 113
Mahadcelin : 4
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010
Shaqadaada : arday jaamacadeed

baro noocyada saliibka Empty
PostSubject: Re: baro noocyada saliibka   baro noocyada saliibka EmptySat Jun 26, 2010 9:10 pm

alaaah kheer ha ku siiyo walaaal walaahi waan ka faaidaystay waxyaabo badan oo iga maqnaayi aa sameen jiray ayaaa meesha ka arakay walaal jazaakalaahu khayaaraaa
Back to top Go down
 
baro noocyada saliibka
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Casharka 10-aad: Noocyada Processor-ka 1
» Casharka 11-aad: Noocyada Processor-ka 2
» Casharka 12-aad: Noocyada Processor-ka 3
» Casharka 17-aad: Noocyada Hard Disk-ga
» baro sida skype loo isticmaalo

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Khudbadaha iyo Muxaadarooyinka-
Jump to: