Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka

Go down 
3 posters
AuthorMessage
maanka
shabakada maadow
shabakada maadow
maanka


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 81
Mahadcelin : 3
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010

Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka Empty
PostSubject: Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka   Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka EmptyFri Apr 23, 2010 2:59 pm

Assalamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakaatuh.
Salaan ka dib aad ayay u mahadsanyihiin Walaalaha web-ka .
Waxaan rabaa in aan Maamulka ka codsado arrimaha soo socda:
1-In sidii aan horay u sheegay laysku dhafo oo laysku soo aruuriyo Qaybaha isa soo dhex galaaya, Waxaana ila haboon sidaan:
In laga Bixiyo Qaybta ugu horeysa ee ah:QAYBAHA UU WEKAN KA KOOBAN YAHAY Sababtana waa in uu qof walba arkaayo waxaa uu ka kooban yahay Webka Marka in loo sheego Wexey ila tahay in laga haboonyahay.
2-Qaybta Qur`aanka, Anaashiida ,Khudbadaha, Gabayada, In isku meel la galiyo Loona sameeyo Magaca ah QAYBTA MAQALKA IYO MUUQAALKA waayo kulli meeshaas ayay soo wada galaayaan qofkii raba in uu wax dhagaysto meeshaas ayuu si toos ah uga galaayaa.
3-Qaybta Xadiithka Nabiga(scw), Qaybta Maktabadda iyo buugaagta, qaynta maqaalooyinka iyo maahmaahyada, ayagana in isku meel la galiyo lana siiyo magaca ah QAYBTA QORAALLADA waayo kulli waa wax qoran oo kala duduwan markaas in magacyasaad la dhex galiyo qofkii raba wax qoran inuu akhristana uu meeshaas si toos ah uga galo.
3-Qaybta culumada fiisikiska somalida iyo qaybta Icjaaz al-cilmiga ah iyo Qaybta Technologyga iyo qaybta Dalbo barnaamijkaa rabto Waxaa ila haboon ayagana in hal meel layskuugu geeyo oo loo sameeyo Tusaale ahaa magaca QAYBTA CILMIGA waayo kulli waa cilmi laga faa`idaysanaayo nooc kastaba ha ahaado.
Like a Star @ heaven INTAAS AYAAN RABAY INAAN WALAALAHA KU SOO KORDHIYO WAXAANA AAD U MAHADSAN MAAMULKA WEBKA OO MAR WALBA TIX GALIYA FIKRADAHA XUBNAHA WEBKA WAANA WAX LOO BAAHAN YAHAY IN LAYSKA KAASHADO HORMARINTA WEBKA IYO IS KAASHIGA FIKRADAHA KU SAABSAN ARRINTAAS.
WALAALKIIN;C/RAXMAAN MAXAMED
Back to top Go down
umu-salama
shabakada maadow
shabakada maadow
umu-salama


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 86
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/03/2010

Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka Empty
PostSubject: Re: Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka   Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka EmptySun Apr 25, 2010 2:34 am

maa shaa alaaah walaal waaa fikrad wanaagsan maamulkaan ka sugaynaa jawaabta
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka Empty
PostSubject: Re: Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka   Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka EmptyMon Apr 26, 2010 6:24 am

wacalaykumu salaaam walaal C/RAXMAAN MAXAMED walaahi markaaan isla fiirinay maamulka fikradaada inta badan walaalaha maamulka fikradaada way kuugu waafaqeen waaana walaal fikrada heer sare ah walaalaha maamulkane waxay isku xilqaaamayaana inay fikradaada dhaqan galiyeen walaal ha ka xishoonin wax walba oo fikrad ama mawduuca aa rabto inaad ku soo kordhiso webka walaalaha diyaar ayay u yahiin inay qaataan ileen kuligeena waa inaa kala faaidaysanaa walaal inshaa alaah waan kaa sugaynaa fikaradahaada kale iyo mawduucyada kale aa noo soo bandhigi laheee jazaakalaahu khayran
*************************************************
Maamulka Shabakada Maadow
*************************************************
Back to top Go down
maanka
shabakada maadow
shabakada maadow
maanka


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 81
Mahadcelin : 3
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010

Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka Empty
PostSubject: Jawaab   Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka EmptyTue Apr 27, 2010 2:23 am

Jazaakumullahu Khayr walaalaha , Waxaan u soo qoray waxay iga tahay kaliya in aan hormarinno Web-ka insha Allah intii aan awoodno Hadii aad igu waafaqdeenna Waad ku mahadsantihiin Insha Allah ma hagranaayo Wixii firkad ah ee aan haayo oo ku aadan arrintaas.
Tan kale Walaasha aad ayay u mahadsantahay UMMU-SALAMA
aan ku dadaalno Taqwada ilaahay Webside-kana ha ahaado mid markii uu qof ka soo galo uu ilaahay ku soo xusuusanaayo insha Allah.
Baarakallahu Fiikum
Back to top Go down
Sponsored content





Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka Empty
PostSubject: Re: Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka   Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka Empty

Back to top Go down
 
Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» waano ku aadan Dumarka
» salaaan iyo talo
» Talo Tayo Leh
» TALO WALAALNIMO
» khilaafka shariif iyo sharma'arke ma dan shacabaa mise waa sheekadii hore?

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Fadlan Ku Dar Ra'yigaada Halkaan!!-
Jump to: