Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeFAQSearchRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

Share | 
 

 salaaan iyo talo

View previous topic View next topic Go down 
AuthorMessage
hurdaaye
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 1
ka Qeeb Qaadashaadaada : 2
Mahadcelin : -1
Is Diiwaangalintaa : 11/04/2012
28
Halkaa joogto : nairobi kenya
Shaqadaada : arday

PostSubject: salaaan iyo talo    Sun Jun 03, 2012 10:31 pm

asalaamu caleykum waraxmatullaaahi wabrakaatuh
waxaaan halkaan ka salaamyaa dhamaan bahda webkaan e sharafta leh gaaar ahaaa intii asalba ku hamisay inay dhisaaan webkaan islamaarkaana u madax baneeyaya qof kasta oo soomaali ah oo dooonaya ina uu wax ka faa'iido aqoonta guud ee walaaha soomaaliyeed islmarkaana uu isagana uga faa'iideeyo aqoonta uu markaaa leeyahaya . runtii intaan soo booqanyay webkaan waxaaan dareemay inuu yahay web aaad iyo aad u muhiim ah islamrkaaan mudan in la booqdo wax na lagu kordhiyo waxna laga kororsado sidaa darteed waxaaa talo iga ah in aan la cayimin howshaan oo ah mid aad u wanaagsan is la markaaan hadii ay sii socotao ay dad badan ka war helaaan islamrkaan ku soo biiraan maadaamo uu ka wanaaagsan yahay web site yada kale sida kuwa saaaan cm l ah oo la isku weydaarsado aqoon iyo wax yaabo badan oo shaqsiyaaaadka soomaaliyeed muhiim u ah marka intaaaa kadib waxaan dhihi karaaa nabdeey mowduuceeeyga koowaaad na waaaa kaa walaaalahaygana iga gudoomo soona dhawaada dhamaantiin waqti kale oo muhiim ah ayaan is arkaynaa insha allaaaaah lol!
Back to top Go down
 
salaaan iyo talo
View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Fadlan Ku Dar Ra'yigaada Halkaan!!-
Jump to: