Salaaamu calayakum waraxmatulahi wa barakaatuh Inshaa alaah waxaan jeclaaday manta inaan idin soo gudbiyo maqaalkeedii ahaayay ((ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا))anfaal aayda ((59)) qeebtiisii ((3))
Manta waxaaan jeclaaday inaan ku tijaabiyo ……..waxb indhaha ha taagin waa tijaabo fudud walaal.Aniga waan xadid karaa da’daada xooga neefsigaada qabo buufinkaan afuufne. Kagudub walaal waxaas dhan waxay aheed kaftan .
Hadaan ku dhaho samada waa sida buufinka oo kale way is weeneenee … ma I rumaysanee,maya walaahi …………laakin aniga lawo daliil ayaan wataa. Kan koowaad casrigaan lagu sheegay casriga horumarka ayaa 1929 dood ween dhacday markay soo saareen culumada inuu kawkaan uu balaaranaayo…xajmigiisane uu san ahayn mid sugan …….saan umalaynaayo waligood kuma ruyoonin in waxaasi aynoo sheegtay diinteena islaamka in kabada 1400 sano alaah wuxuu yiri:- ( وَالسَّـمَــــــاء بَنَيْنَاهَا بِأَيْدٍ وَإِنَّا لَمُـــــــــوسِـــعُــــونَ )
Meesha ay mucjisada aayada ka wadato
Saan umalynaayo aayada fasiraad saas u dheer marabto….macnaheeda zaaid ayuu waadix u yahay ……. Taasoo ah in samada uu alaah balaarinaayo. Risaalo
Waxaa lasoo gaaray qeebtii aan fariinta oogu diraayay dadka isku sheegay horumarka . haduu qur’aankaa ka imaanlahaayay nabigeeena nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato maskaxdiisa Maxaa ku kalifay inuu dhaho nin casrigaas jaahiliga jooga samada inay kala baxayso …………waan hubaa dadka inay oogu yeerayaan jinoole!!!!!!! inshaa alaah balanteenu waa qeebta 4 salaaamu calaykum