Salaaamu calayakum waraxmatulahi wa barakaatuh
maraka koowaad walaalaha waan kaga cudur daaaraneenaa qeebtaaan aan ka soo daahinay arimo jiro awgeeed.
Inshaa alaah waxaan jeclaaday manta inaan idin soo gudbiyo qeebtiisii ((5))barnaamijkii ahaayay ((ولاتحسبن الذين كفرواسبقوا))anfaal aayda ((59))
Casrigaani cusub ay dadka ku sheegeen casriga hormarka ayaa culumada waxay adkeeyeen waxyaabahaan soo socda:-
1-Badaha cusbada dhexdeeda inaysan isku darsamin…………………………..
Uu ahaaday dhexdooda soodin uusan bani aadanka awoodin inuusan arkin ….
Soodintaas iyadane waa biyo u diidaya lawadaan biyo inay isku darsamaaan.
2-biyaha cusbada iyo biyaha wabiga iyadane isku ma darsami karaan waligood.
Sababta ah kathaafada lawadooda u dhaxaysa ayaa kala duwan.
Wax yar hadaan cadeeyo halkaaas kathaafada waxa laga wado:-
Soo qaad wax yar saliid ah ku shub koob biyo uu ku jiro …..
Kadib waxaa dareemaysaa saliida inay sabeenayso biyaha dushiisa aysan hoos u quuseenin saliida ma is ku darsamayaaan taaasi ayaa la yirahdaa kathaafo.
In ka badan 1400 sano ayaaa alaah quraanka noogu sheegay arintaaas
1-badaha cusbada
بـــــــــــَرْزَخٌ لا يَبْغِيَانِ *الرحمن18-19 مَرَجَ الْبَحْـــــــرَيْنِ يَلْتَقِيَانِ* بَيْنَهُمَا *
2-bada cusbada iyo wabiga macaan
(وهوالذي مرج البحرين هذاعذب فرات وهذاملح أجاج وجعل بينهما برزخا وحجرا محجورا) الفرقان53
Marka mucjisada meesha mucjisada aayadahaas aaan isla fiirino
بـــــــــــَرْزَخٌ macnaheeda waa soodin
Subxaanlaaaah……wuxuu noo sheegay alaaah inaysan badaha isku darsamin …..sidoo kale bada iyo wabiga….mid walba uu leeyahay biyo u qaas ah……..
Ayna u dhaxayso mid walba soodin aan anaga arag Karin….soodintaas waa kathaafada.
Fariin
Midkaas gaalka ah iskibrinaayo waxaan leenahay ayaadahaan miyaadan ku waaano qaadaneenin .
اللهم هل بلغت اللهم فأشهد اللهم هل بلغت اللهم فأشهد
اللهم هل بلغت اللهم فأشهد
اللهم هل بلغت اللهم فأشهد
اللهم هل بلغت اللهم فأشهد
اللهم هل بلغت اللهم فأشهد
اللهم هل بلغت اللهم فأشهد
اللهم هل بلغت اللهم فأشهد