Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 fadliga bisha ramadaan

Go down 
AuthorMessage
axmednuur
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 2
ka Qeeb Qaadashaadaada : 4
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 09/07/2013

fadliga bisha ramadaan Empty
PostSubject: fadliga bisha ramadaan   fadliga bisha ramadaan EmptyTue Jul 09, 2013 4:25 pm

marka hore waxaan halkan ka salaamayaa shaqaalaha shabakada maadow salaan kadib, walalayaan waxaan jeclaystay inaan naftayda iyo naftiina xasuusiyo fadliga ay leedahay bisha ramadaan ee inoo bilaabmaysa bari hadii Alle yidhaahdo, maadama aanu nahay dad islaam ah waan ka wad dharagsanahay fadliga iyo kharyaadka ku jira bishan laakin waxaan haboon in la is xasuusiyo, sida ilaahay aayad quraana ku yidhi:waani waanadu waxay anfacdaa dadka mutaqiinta ah.

sidaa darteed bishani waa bishii quraanka kariimka ahi soo dagay, quraanka kariimka ah oo ah mucjisadii nabigeena muxamed ugu waynayd ee ilaahay kusoo dajiyay, waxaa kale oo fadligeed ka mida in ay bishani tahay bisha la furo albaabada janada lana xidho albaabada naarta lana xidho shayaadinta kuwooda madaxda ah ee fara sharka.

walaalayaal waxakale oo ka mida fadliga bisha ramadaan in uu ku jiro habeen ka khayr badan 1000 bilood, waxaa kale oo bishan la libin laahaa camalada wanaagsan, waxaa kale oo ka mida in ducada la aqbado aftirka, waxaa kale oo fadliga bisha ramadaan ka mid fursad qaaliya oo sanadkii qofka muslimka ha soo marta, sidaa awgeed walalayaal aan ka wada faaidaysano waanad mahadsan tihiin.
Back to top Go down
 
fadliga bisha ramadaan
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Ruux Gooynta Shacabka bisha Ramadaan Miyaa Rajo Dowladnimo
» Sidee ugu diyaar gorownaa Bisha Rmamdan?
» Wanaaga 6 Maalmood oo Kamid ah Bisha Shawaal oo La Soomo
» RAMADAAN KARIIM
» Bishaan barakaysan ee ramadaan waxayaabo muhiim ah inaa ka barato

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Sawirada iyo Fiidiyawyada-
Jump to: