Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Wanaaga 6 Maalmood oo Kamid ah Bisha Shawaal oo La Soomo

Go down 
2 posters
AuthorMessage
mujaahid123
shabakada maadow
shabakada maadow
mujaahid123


Mawduucyadaada : 58
ka Qeeb Qaadashaadaada : 123
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Halkaa joogto : muqdisho al ciz
Shaqadaada : xoreenta dalka

Wanaaga 6 Maalmood oo Kamid ah Bisha Shawaal oo La Soomo Empty
PostSubject: Wanaaga 6 Maalmood oo Kamid ah Bisha Shawaal oo La Soomo   Wanaaga 6 Maalmood oo Kamid ah Bisha Shawaal oo La Soomo EmptyThu Oct 07, 2010 8:58 pm

فضل صوم ستة من شوال
Wanaga ayleedahay sooka 6 maalmood okamid ah bisha shawaal
الحمد لله المتفضِّل بالنِّعم، وكاشف الضرَّاء والنِّقم، والصلاة والسلام على النبي الأمين، وآله وأصحابه أنصار الدين. وبعد: أخي الكريم: لا شك أن المسلم مطالب بالمداومة على الطاعات، والاستمرار في الحرص على تزكية النفس. ومن أجل هذه التزكية شُرعت العبادات والطاعات، وبقدر نصيب العبد من الطاعات تكون تزكيته لنفسه، وبقدر تفريطه يكون بُعده عن التزكية. لذا كان أهل الطاعات أرق قلوباً، وأكثر صلاحاً، وأهل المعاصي أغلظ قلوباً، وأشد فساداً. والصوم من تلك العبادات التي تطهِّر القلوب من أدرانها، وتشفيها من أمراضها.. لذلك فإن شهر رمضان موسماً للمراجعة، وأيامه طهارة للقلوب. وتلك فائدة عظيمة يجنيها الصائم من صومه، ليخرج من صومه بقلب جديد، وحالة أخرى. وصيام الستة من شوال بعد رمضان، فرصة من تلك الفرص الغالية، بحيث يقف الصائم على أعتاب طاعة أخرى، بعد أن فرغ من صيام رمضان. Shaki kuma jiro qofka muslimka ah ee jecel xaqa in uumarba marka kadan beeyo iskudayo in uu saa idiyo cibaadada asaga oo kudadaalaayo in uunaftiisa kadahiro dunuubta sidaas darted waxay ahaayeen dakii hore ee wan wanaagsanaa sida saxaabadii iyo taabiciyiintiba [ilaahay hakaraali noqdee kuwo aad uquluub jilicsan wanaagana aad ujecel Waxaakaloo jirto dadka saxibu macsiyaha ah waxyaabaha lagu garto ama ay dadka kagaduwan yihiin waxakamid ah waa dad aad uqalbi adag aadna ujecel in ay wax kharibaan.Sidaas daraadeed soonku wax uukamid yahay cimaadooyinka kuwa oogu wanaagsan ee qalbiga xumaanta kabiiyo iyo waxaqda macaasida ay ku abuurtay iyo in uukadhaqo wasaq kasta oo kuyimid sababta macaasida si uu usoobaxo qalbi cusub oo nadiif ah waxayalaha laga helo sonka ayay kamid yihiin kuwaas mana ah waxlasookoobikaro.Hadii aan usoogudubno soonka bisha shawaal ramadaanka kadib waafursad aad qaali u ah taas oo uu qofka muslimka ah agtiisa qaali ku ah kadib markii ukafaaruqay bishiiramadaan uumarkale soomaly lix maal mood ookamid ah bishaan barakaysan eeshawaal. قال رسول الله : { من صام رمضان ثم أتبعه ستاً من شوال كان كصيام الدهر } [رواه مسلم وغيره]. قال الإمام النووي رحمه الله: قال العلماء: (وإنما كان كصيام الدهر، لأن الحسنة بعشر أمثالها، فرمضان بعشرة أشهر، والستة بشهرين.. ). ونقل الحافظ ابن رجب عن ابن المبارك: (قيل: صيامها من شوال يلتحق بصيام رمضان في الفضل، فيكون له أجر صيام الدهر فرضاً). أخي المسلم: صيام هذه الست بعض رمضان دليل على شكر الصائم لربه تعالى على توفيقه لصيام رمضان، وزيادة في الخير، كما أن صيامها دليل على حب الطاعات، ورغبة في المواصلة في طريق الصالحات. Nabigu waxa uu jiri[NNKH] qofkiisoomaramadaan kadibna raaciyo lixmaal mood oo ah bisha shawaal waxa uulamid yahay qof soomay sanad Waa rursad qaali ah oo ubaahan inlaga faa idaysto dadka islaam ak ahna lagubaraarujiyo qofkii hilmaansan.Waxuyiri imaamu nawawi raxima hula culimadu waxay dhe heen ayaga oo kahadlaayo sida ay oogu dhigmayso lixmaal mood sanad Ilahay kaadirka ah naxariis uu unaxariisanaayo umadiisa waxuu ooga dhigwanaag kasta oo uu sameeyo qofka wanaagsan ee islaam ak ah ajarkeeda laba jibaar Waxayna calamad utahay mahad aad ucelinayso ilahayga uusuuragaliyay in aad caafimaad kusoonto bishiiramadaan Waxay kaloo culimada ku tilmaameen siinka lixdamaal mood ee bisha shawaal jacayl uu uqabo qofka muslimka ah cibaadad ilahayn subhaanaho. Waxay kaloo tusaale utahay in uuhayo wadadii salankii hore ialahy hakaraali noqdee

Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

Wanaaga 6 Maalmood oo Kamid ah Bisha Shawaal oo La Soomo Empty
PostSubject: Re: Wanaaga 6 Maalmood oo Kamid ah Bisha Shawaal oo La Soomo   Wanaaga 6 Maalmood oo Kamid ah Bisha Shawaal oo La Soomo EmptyThu Oct 21, 2010 8:06 pm

maa shaa alaah jazaa kalaahu khayraa
Back to top Go down
 
Wanaaga 6 Maalmood oo Kamid ah Bisha Shawaal oo La Soomo
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» fadliga bisha ramadaan
» Sidee ugu diyaar gorownaa Bisha Rmamdan?
» Ruux Gooynta Shacabka bisha Ramadaan Miyaa Rajo Dowladnimo

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Khudbadaha iyo Muxaadarooyinka-
Jump to: