Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 waano ku aadan Dumarka

Go down 
4 posters
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

waano ku aadan Dumarka  Empty
PostSubject: waano ku aadan Dumarka    waano ku aadan Dumarka  EmptySun Aug 01, 2010 9:27 pm

1-Khalqiga Illaahay wax bedelay waa in ay ku jirin:- Jirkaaga waa amaano,abuurka alle oo aad bedesho waa talo shaydaan, waa tilaabo shaydaan.
2-Jirka oo la xardho(washmi) waa in aad jirka wax dhexgaliso:- Tusaale waa jirka oo la bedelo oo wax lagu qoro ama wax lagu sawiro.
3- Timaha oo timo kale lagu xiro sida Buruko:- Rasuulka S.C.W waa nacladay tan samaysa iyo tan loo sameeyay. Sidoo kale waxaa laga wariyey Mucaawiye Binu Sufyaan Rasuulku S.C.W wuxuu yiri reer binu Israa,iil waxay halaagsameen markii timo timo ku xireen.
4- Timaha wajiga(suniyaha) oo la jaro ama la salaxo(la xiiro).
5- Ilkaha oo la simo waa la diiday.
6- Timaha oo la madoobeeyo:- Dadka timaha madoobeeya Janada carafteeda ma helayaan, janada carafteedana waxaa laga helaa meel 500 sano loo socdo.Asxaabigii Jaabir waxaa lagu yiri aabahaa timaha kalar kale u samee, micnaha madoobayso ka ilaali, tan kale waa xaaraan qofka iibiya.
7- In la bedelo jirka midibkiisa oo lagu bedelo mid kale.
8-Waa in aan la isu ekeysiin Gaalada:- Rasuulku S.C.W wuxuu yiri Qofkii qoom isu ekeysiiiya iyaguu la mid yahay. sidoo kale Rasuulku S.C.W wuxuu noo sheegay gaalada sidaan u daba galayno, in aan la galayno haday galaan god Abeeso, godka Abeesada waa madoow, waa ciriiri, hadana waa qarmuun.
9-Timaha midoobaa oo midab kale loo bedelo, afkiina waa la gaduudinaya.
10-Maryaha gaagaaban, Surweel inaad qaadato, sidoo kale dhar kugu dhegan in aad qaadato:- Tusaale gabadha Muslimada ah waxaa looga baahan yahay in ay qaadato dhar xijaab ah oo waasic ah, oo aan ku dhaganayn.

By:
Omar Suleiman Omar(Tita)
Back to top Go down
mujaahid123
shabakada maadow
shabakada maadow
mujaahid123


Mawduucyadaada : 58
ka Qeeb Qaadashaadaada : 123
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Halkaa joogto : muqdisho al ciz
Shaqadaada : xoreenta dalka

waano ku aadan Dumarka  Empty
PostSubject: Re: waano ku aadan Dumarka    waano ku aadan Dumarka  EmptyTue Aug 17, 2010 3:46 pm

maaa shaa alaah walaal waa waano booskeeda imaatay walaalah maamulkane waxaan ka codsanaa muhiimnaanta mawduucaan dartiisa inay ka dhigaan mawduucaan mid sugnaada ama muthabat ama muhiim
Back to top Go down
umu-salama
shabakada maadow
shabakada maadow
umu-salama


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 86
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/03/2010

waano ku aadan Dumarka  Empty
PostSubject: Re: waano ku aadan Dumarka    waano ku aadan Dumarka  EmptySun Aug 22, 2010 1:08 pm

mujaahid123 wrote:
maaa shaa alaah walaal waa waano booskeeda imaatay walaalah maamulkane waxaan ka codsanaa muhiimnaanta mawduucaan dartiisa inay ka dhigaan mawduucaan mid sugnaada ama muthabat ama muhiim

anigane codkeeda ayaan ku biirinayaa codsiga maamulka
Back to top Go down
Salman_Maadow
Maamulka
Maamulka
Salman_Maadow


Mawduucyadaada : 11
ka Qeeb Qaadashaadaada : 25
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 17/08/2010

waano ku aadan Dumarka  Empty
PostSubject: Re: waano ku aadan Dumarka    waano ku aadan Dumarka  EmptySun Aug 22, 2010 1:34 pm

mahad sanidiin dalabkeena waa laydinka aqbalay
Back to top Go down
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

waano ku aadan Dumarka  Empty
PostSubject: Re: waano ku aadan Dumarka    waano ku aadan Dumarka  EmptySun Aug 22, 2010 10:13 pm

Runtii aad ayaan uga farxay tacliiqiina wanagsan iyo sida aad ula socotaan maqaalooyinka muhiimka ah waxan isku dayi doonaa INSHA ALAH kuwo kale oo aad u muhiim ah inaan idin soo bandhigo
Back to top Go down
Sponsored content





waano ku aadan Dumarka  Empty
PostSubject: Re: waano ku aadan Dumarka    waano ku aadan Dumarka  Empty

Back to top Go down
 
waano ku aadan Dumarka
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka
» Halkan ka Baro Kelmadaha Dumarka Soomaaliyeed ay ku Beerla-xawsadaan ama kusoo Jiitaan Wiilasha Soomaaliyeed

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: