walaalka mahadsan ee qiimaha iyo qaayaaha badan leh ee keenay fikrada ah in wax laga badalo wajiga hore ee webka sida in la mideeyo quraaanka iyo gabayada noocmaa waa fikrad macquul ah laakiin magaranaayo qaabka loo mideen karo qoolka Eebe iyo gabay nin tiriyay
Nidaamka hada uu u samaysan yahay website_ka waxay ila tahay inuu yahay nidaam aad u fiican aana uga mahad celinaayo MAAMULKA SHABAKADA MAADOOW
sidaas darteed anoo tixgalinaaya fikrada qurxoon ee uu keenay walaalkeey ayaan rabay bal in dib uu isugu laabto kadibna o gaado sababta aan loo mideen karin cutubyada qaar ee uu ka kooban yahay websiteka
ka macaamiil ahaan waxaan aad uga mahad celinaa maamulka SHABAKADA MAADOOW sida ay ugu dhaga nugul yihiin fikradaha macaamiisha