Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 sidee ayaan iskaga diiwaan galin karaan webkaaan??

Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

sidee ayaan iskaga diiwaan galin karaan webkaaan?? Empty
PostSubject: sidee ayaan iskaga diiwaan galin karaan webkaaan??   sidee ayaan iskaga diiwaan galin karaan webkaaan?? EmptySun Feb 14, 2010 2:12 am

alaaah ayaa mahad leh oo noo fudu deeyay maanta inaan idin soo gudbino webkaaan oo ay ardayda soomaaliyeed ay thaqaafada ku kal gudbisan karaan .
qofka marka koowaad suaasha qalbigiisa ku soo dhaceeso waxay noqeneee:-
sidee baan iskaga diiwaan galin karaa websitkaan??
walaal suaashaas jawaabteeeda waa midfudud
1-walaal marka koowaad waxaa raadinee meel ay ku qorantahay التسجيل ama regester hadba saa u taqaanid ama linkiyaas hoos yaalo riix:-
https://maadow.alafdal.net/profile.forum?mode=register
walaal waxaa kuu soo baxaayo warqad dheer ay ku qorantahay sharciyada webkaan hadaa rabtid inaan wadato is diiwaan galiskaa taabo I AGREE TO THESE TERMS kadib waxaa kuu soo baxaayo sadax qaanad oo faaruq ah
tan koowaad ku qor magacaa , tan labaad ku qor iimeelkaa , tan sadaxaad ku qor bassworkaa rabtid kadib taabo SAVE kadib qaanad kale ayaa kuu soo baxayso
2-walaal kadib waxaaan inboxkaada ama junk iimeelka kuugu soo diraynaa warqad warqadaas ayaa ka raadinee linki ay ku korkiisa ku qorantahay fartaan ingiriiska
Your account is currently inactive. You cannot use it until you visit the following link
kadib linkiya kahooseeyo taabo kadib webka ayaa kuu soo baxaayo oo ku dhahaayo waa ku guulaysatay is diiwaan galiskaa
NB. waalaal wali hadaana fahmin sharaxeeda ii soo sheeg meesha ay dhibka kaa haysto adigoo taabanaysid meesha ay ku qorantahay إضافةرد kadib suaashada ii soo qor kadib SEND dheh jazaaku mulaahu khayran.
inashaa alaah saan u malaynaayo hadalka waaan idinku badiyay iiga raali noqda
tan iyo sharax mid lamid ah aan ku kulmi doona sidaaas iyo nabad galyo
wasalaamu calykum waraxmatulaahi wa barakaatuh
Back to top Go down
 
sidee ayaan iskaga diiwaan galin karaan webkaaan??
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» waa sida aad iskaga diiwaan galin karto shabakada maadow
» sida aad account ama iskaga diiwaan galin laheeday youtube
» wado fudud sidaad iskaga diiwaan gali laheed webkaan!!!!!!!!!!
» sidee ayaan oogu dari karaa mawduuc ama maqaal ama wax faaido leh??
» sidee ayaan oogu dari karaa webkaan mawduuc ama maqaal ama......................

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Sida aa xubin ugu noqon karto shabakada-
Jump to: