Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeFAQSearchRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

Share | 
 

 wado fudud sidaad iskaga diiwaan gali laheed webkaan!!!!!!!!!!

View previous topic View next topic Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

PostSubject: wado fudud sidaad iskaga diiwaan gali laheed webkaan!!!!!!!!!!   Wed Feb 24, 2010 7:27 am

salaamu calaykum
maanta waaxaan jeclaaday wado fudud inaan idinku soo gudbiyo sidaad iskaga diiwaan galin laheed webkaan Very Happy
1-waxaad tagaysaa kor meesha ay ku qorantahay التسجيل taabo meeshaas kadib warqad ayaa kuusoo baxayso warqaas ka taabo mesha ay ku qorantahay hoos I AGREE THESE TERMS.
2-waxaa kuusoo baxaayo sadax qaanadood waxaa ku qoree magacaa,iimeelkaada iyo passwordkaada kadib SAVE taabo kadib qaanad kale ayaaa kuusoo baxayso qaanadaas ku qor passwordkaada mar labaad.
3-kadib waxaad tagaysaa inboxkaada iimeelka aad isku diiwaan galisay xaanshada aan kuusoo dirnay aa waxaad ka raadinaysaa linki ay ku qorantahay websitkeena magaciisa kadib waan taabanee waxaa kuu soo baxayso warqad kuu cadayneesa inaad diiwaan gashantahay.
waa BinMaadow oo qeer idin rajaynaaya
salaamu calylkum waraxmatulaahi wabarakaatuh
Back to top Go down
 
wado fudud sidaad iskaga diiwaan gali laheed webkaan!!!!!!!!!!
View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Sida aa xubin ugu noqon karto shabakada-
Jump to: