Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeFAQSearchRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

Share | 
 

 sidaad xubin oogu noqoto webka fadlan raac wadooyinkaa sida sawiraadaan ku cad................

View previous topic View next topic Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

PostSubject: sidaad xubin oogu noqoto webka fadlan raac wadooyinkaa sida sawiraadaan ku cad................   Sat Mar 06, 2010 5:03 pm

salaaamu calaaykum
waaxaan maanta idin soo gubinaa sharaxaan oo zaaidka u fudud oo ah qaabka aad isku diiwaan galin laheed.

marka hore walaal taabo التسجيل sida sawirkas hoos ku cad



warqadaan hoos ku taala waa warqad ku xusan qawaaniinta webka haday ku qanciso taabo I AGREE TO THESE TERMS



kadib sadaxdaan qaanad markay kuu soobaxdo tan koowaad magacaa ku qor tan labaad ku qor email addresskaada tan sadaxaad basswordkaa ku qor



kadib qaanadaas haday kuu soo baxdo ku noq markale basswordkaa



kadib waxaa kuu soo baxayso warqaadaas hoos saad u jeedid waxay ku amraysaa inaad tagtid emailkaada inboxkiisa taasoo aan kuugu soodirnay magacaada iyo basswordkaada iyo meesha ugu danbeesay isdiiwaangalintaa



kadib emailkaada inboxkiisa markaa furto waxaad arkee warqadaas inay kusoo gaartay oo hoos aad oogu jeedid ama haday ku soo gaarin fadlan sug daqiiqadooyin kadib haday kusoo gaartay fadlan fur warqada .



markaa kala furto waxaad taabanee linkiya ay ku qorantahay farta baluugta sida hoos ku taala




markaa taabato waxaa kuu soo baxaysa warqad ku dhahaysa accountigaada waa la aqbalaay marka mabruuk sidaas ayaad oogu mid tahay webkaan waxaana ka tahay xubin




markaa walaal waaan kuugu hambalyeenaynaa isdiiwaan galintaada marka waxaan shareecada aan khilaafsaneen haku soo gubinin webkaan waanaga digniin.
walaal magacyada xun xun aad la baxayso iska ilaali alaah ka baq.
************************************************
maamulka webka
BinMaadow
salaamu calaylkum waraxmatulaahi wa barakaatuh
Back to top Go down
halyeey_soomaaliyeed
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 49
ka Qeeb Qaadashaadaada : 113
Mahadcelin : 4
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010
Shaqadaada : arday jaamacadeed

PostSubject: Re: sidaad xubin oogu noqoto webka fadlan raac wadooyinkaa sida sawiraadaan ku cad................   Tue Mar 09, 2010 4:57 pm

ws
waalal maa shaal alaah waa ku mahad santhay sharaxaada hada aniga waxaan isku diiwaan galiyay sharaxaada walaal zaaid ayaad u mahad santahay
sc
Back to top Go down
 
sidaad xubin oogu noqoto webka fadlan raac wadooyinkaa sida sawiraadaan ku cad................
View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Sida aa xubin ugu noqon karto shabakada-
Jump to: