Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 wax sii qalad ma iskiiga tirtay ma rabtaa inaad soo cesheto gal inta!!!!!!!!!!

Go down 
AuthorMessage
Admin
Maamule Ku Xigeen
Maamule Ku Xigeen
Admin


Mawduucyadaada : 77
ka Qeeb Qaadashaadaada : 155
Mahadcelin : 2
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010

wax sii qalad ma iskiiga tirtay ma rabtaa inaad soo cesheto gal inta!!!!!!!!!! Empty
PostSubject: wax sii qalad ma iskiiga tirtay ma rabtaa inaad soo cesheto gal inta!!!!!!!!!!   wax sii qalad ma iskiiga tirtay ma rabtaa inaad soo cesheto gal inta!!!!!!!!!! EmptySun Feb 28, 2010 2:27 am

salaamu calaykum
waxaaan idin soo gubineenaa maanta barnaamij yaab badan oo kuusoo celinaayo hadaa malaf ama fiidiyoo ama suurada si qalad ah ay kaaga tirmato barnaamijkaan wuxuu kuu suurta galinee sifudud inaaad isoo ceshato wixii kaaa tirma
dadbadan waxa is waydiinayaan barnaamijkaas intee ay ka helayaan iyo magaciisa sxb isug wali maa anan dhameesan warka anaa kuu sheegi doonee
horta magaciisa waa Recover My Files 4.5.2.608
waaxaana ka dagsan kartaa cinwaankaas hoos ku yaala
http://rapidshare.com/files/337255469/Recover_My_Files_4.5.2.608.rar
ama
http://www.box.net/shared/static/fhpdr64p3n.rar
waxaan idin rajaynaa qeer salaamu calaykum lol!
Back to top Go down
 
wax sii qalad ma iskiiga tirtay ma rabtaa inaad soo cesheto gal inta!!!!!!!!!!
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Ma Rabtaa Jaceyl Xaqiiq ah?
» salaaan dhamaantiin inta muslimiinta ah
» walaal quraanka kariimka inta ka aqriso
» Inta ka dajiso wax waliboo aad u baahantahay oo Program Technology ah

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Barnaamijyada Computarka-
Jump to: