Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010

Go down 
3 posters
AuthorMessage
Salman_Maadow
Maamulka
Maamulka
Salman_Maadow


Mawduucyadaada : 11
ka Qeeb Qaadashaadaada : 25
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 17/08/2010

Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010 Empty
PostSubject: Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010   Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010 EmptySat Feb 12, 2011 8:27 am

Asslamu calaykum waraxmatulaahi wabarakatuh
12Feb2010 ayaa waxay aheeday markii ay shabakada maadow ay hawada soo gashay.
iyadoo ay shabakada ay u soo gudbisay bulshada soomaaliyeed mawduucyo
aad u qiimo badan sida madadaalada iyo maahmaahyaada iyo maqaalooyin.

******************
Sababta loo sameeyay shabakada:-
sababta ka danbeesay inshabakada la sameeyo ayaa waxay aheeday markaan
aragnay inaysan laheen bulshada soomaaliyeed meel ay ku kulmaan ayna
isku dhaafsadaan macluumaadka dhan walba sidaasi ayaa ku kaliftay
walaalihiin inay fadhiisteen ayna isku rayi darsadaan kadib ayaa
rayigooda waxa uu soo saaray inaynu sameeno shabakdaaani.

*********************
Waxa ay kaga Duwantahay shabakadaan shabakadaha kale:-
waxa ay kaga duwantahay shabakadaan shabakadaha kale ee ku hadla afka
soomaliga ayaa ah in shabakadaan aad wax ku qori karto aadna ka aqrisan
karto aadna comment ka dhiibi karto mawduucyada shabakada iyadoo ay
walaalo kamid ah shabakada ay isku xilqaameen inay bulshada ay
fahamsiiyaan qaabka wax loogu daro shabakada iyo qaabka layskaga
diiwaangaliyo ayaa waxay soo saareen 2filim oo arinkaasi ka hadlaya

Nidaamka isdiiwaangalinta
https://www.youtube.com/watch?v=dnVqDXSWeU8
Nidaamka Mawduuc ku qorida
https://www.youtube.com/watch?v=dmKm9K2Vk0s
******************
Waxqabadka shabakada sanadkii tagay ee 2010:-

shabakada ayaa waxay aheeday waxqabadkeeda sanadkii tagay mid zaaid u
ween iyadoo ay shabakada iyo xubnaheed ay bulshada u soo gudbiyeen
macluumaad zaaid u qiimo badan hadaan gudaha u sii galno qeebaha
shabakada ay ka koobantahay iyo qeeb walba horumarka uu sameeyay ayaa
ah:-


1-iyadoo ay shabakada ay sameesay qeeb ay ugu tala gashay qofkaan
aqoonin qaabka ay shabakada u shaqeeso iyo qaabka wax loogu daro inay
usoo gudbiso macluumaad qoraalo iyo sawiro iskuugu jira iyo video-yo


ka gal qeebtaas hoos
Sida aa xubin ugu noqon karto shabakada iyo qaabka aad wax ugu kordhin karto

2-sidoo kale waxa ay sameesay qeeb ay walaalaha fikirkooda xorta ah ay
ku darayaan waxa ay rabaan shabakada in laga badalo iyo waxa la rabo in
lagu kordhiyo iyadoo walaalo farabadan ay shabakada fakirkooda iyo
codsigooda ka aqbashay.

ka eeg qeebtaas hoos
Fadlan Ku Dar Ra'yigaada Halkaan!!

3-iyadoo sidoo kale ay shabakada ay sameesay qeeb ay walaalaha jecel
barashada diinta ay ka kororsadaan axaadiith iyo anaashiidyo iskugu
jira maqal iyo muuqaal iyo quraanka oo afaf farabadan ku tarjuman iyo
sidoo kale shaykhyo farabadan oo ay ku aqrinayaan ku quraanka codkooda
quruxda badan.

halkaan ka gal qeebta quraanka iyo anaashiida
Qeebta Quraanka iyo Anaashiida
halkaan ka gal qeeb axaadiithta nabigeena calayhi salaatu wasalaam

4-sidoo kale shabakada waxa ay sameesay qeeb ay isu dhaafsadaan xubnaha
shabakada muxaadarooyinka iyo khudbadaha qoraalo iyo maqal iyo muuqaal
iyadaoo shabakada ay ku soo dartay qeebtaas muxaadaarooyin iskugu jira
luqadaha soomaliga,carabiga iyo englishka iyadoo ay shabakada ay
bulshada u balan qaadayso muxaadarooyin kale oo idin farax galinayo ay
soo wada haduu aleh yirahdo.

ka faaideeso waa khudbada zaaid u qiimo badan
Qeebta Khudbadaha iyo Muxaadarooyinka Maqalka iyo qoraaladaba

5-sidoo kale waxaa kamid ah shabakada waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010
inay ku soo kordhisay qeeb maktabad ay kutub farabadan ku keedsanyihiin
iskugu jira luqadaha inglishka,carabiga waa maktabad aad uqiimo badan ka
eeg hoos

Qeebta Maktabada Kutubta

6-sidoo kale shabakada waxa ay u sameesay bulshada channel ay si toos ah
ugu daawadaan xaalada rasmiga ee ka jirta dhulkeena hooyo ay wariyayaal
khibrad u leh wararka ay ka qeeb qaateen inay bulshada usoo gudbiyaan
warar dhex dhexaad ah oo aan xaqa ka ganban

Channelka Shabakada Maadow

7-sidoo kale shabakada waxa ay sameesay qeeb ay xubnaha isku
dhaafsado maahmaahyada iyo gabayada iyo murtida iyo wararka iyo
maqaalooyinka

Qeebta Gabayada iyo Murtida iyo Maahmahyada
Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka

8-shabakada sidoo kale waxa ay sameesan kuliyad lagu barto culuumta computarka iyo netka iyo qeeb laysku dhaafsado barnaamijada computarka
Qeebta Barnaamijyada Computarka
Kuliyada Maadow Eee Tiknoolojiyada

9-sidoo kale waxa ay shabakada sameesay qeeb walaalaha aqoonta leh ay ku qoraan maqaalooyin cilmi ah si ay walaalaha ugu faaideestaan cilmigooda waa qeeb ay ku qorantahay maqaalooyin iyo suaalo iyo jawaabo qiimo leh ay qaar kamid ah xubnaha shabkada ay diyaariyeen,
Qeebta Cilmiga

10-sidoo kale waxay ay sameesay shabakada qeeb ay xubnaaha ay isku dhaafsadaan sawirada iyo video-yada youtube iyo qeeb madadaalo oo ku jira mucjizooyinka aduunka ka dhaca
Qeebta Sawirada iyo Fiidiyawyada
Qeebta mucjizooyinka aduunka

11-sidoo kale shabakada kama aysan seexan inay bulshada usoo gudbiso maqaalooyin wacyi galin iyo faaido ah oo dhanka cafimaadka ku saabsan ay diktoor khibrad u leh uu soo gudbin
Qeebta Caafimaadka

12-Qeeb ay isku bartaan xubnaaha cusub iyo ay ku wada xariiraaan
Qeebta isbarashada & xiriirka xubnaha webka

*************************
halahaasi waa halaha aan sanadkaani uu alaah na waafajiyay inaan umada usoo gudbino alaah waxaan ka baryeenaa intaasi iyo in kabadan inuu nagu garab qabto bulshada inaan u soo gudbino sanadkaani cusub.
fadlan waxii fikrad cabasho aad qabto kusoo dir emailka shabakada oo ah
maadow.alafdal@hotmail.com

__________________________________________________
Maamulka Shabakada Aqoon Isweedaarsiga ee Maadow
WwW.MaadoW.AlafdaL.NeT
Wadajir Aan u Xaqiijino Horumarka Umadeen

****************
********************
***********************
**************************
********************************



Back to top Go down
Admin
Maamule Ku Xigeen
Maamule Ku Xigeen
Admin


Mawduucyadaada : 77
ka Qeeb Qaadashaadaada : 155
Mahadcelin : 2
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010

Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010 Empty
PostSubject: Re: Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010   Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010 EmptySat Feb 12, 2011 1:00 pm

hambalyo walaal sanadguuro wanaagsan
Back to top Go down
halyeey_soomaaliyeed
shabakada maadow
shabakada maadow
halyeey_soomaaliyeed


Mawduucyadaada : 49
ka Qeeb Qaadashaadaada : 113
Mahadcelin : 4
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010
Shaqadaada : arday jaamacadeed

Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010 Empty
PostSubject: Re: Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010   Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010 EmptyThu Feb 17, 2011 2:46 am

sanadguuro wanaagsan maamulka shabakada lol!
Back to top Go down
Sponsored content





Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010 Empty
PostSubject: Re: Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010   Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010 Empty

Back to top Go down
 
Tahniyad///shabakada maadow oo soo gudbinaysa waxqabadkeeda sanadkii tagay 2010
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» sida aa ugu dari karto shabakada maadow mawduuc
» Dhamaan Walaalaha Shabakada waxaan leenahay Ciid Wanaagsan
» Maamulka Shabakada Wuxuu Umada Soomaliyeed Ugu Tahniyadeen Bilaabashada Ramadaan
» Channelka shabakada maadow wuxuu idin soo gudbin:-warka todobaadkaan iyo wariye c/fitaax goley
» Barnaamij loogu tala galay sanadguurada shabakda Maadow Qeebta (1)

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta isbarashada & xiriirka xubnaha webka-
Jump to: