C/Fitaax Goley Wariyaha Shabakada
Mawduucyadaada : 5 ka Qeeb Qaadashaadaada : 18 Mahadcelin : 0 Is Diiwaangalintaa : 01/01/2011
| Subject: Barnaamij loogu tala galay sanadguurada shabakda Maadow Qeebta (1) Tue Feb 08, 2011 12:56 am | |
| salaamu calaykum Barnaamijkaani waa barnaamij khaas ah ay shabakadu ugu talagshay inay ula dabaal dagato soo booqdayaasheeda iyo xubnaheeda sharafta leh sanadguurada koowaad ee markii ay hawadu soo gashay shaabkadu taasoo aheeday sanad ka hor 12feb2010.
Daawasho wacan barnaamijka
https://www.youtube.com/watch?v=ICOikHL4xxU
lasocoda todobaadka danbe Qeebta labaad ee aan uga hadal doono waxqabadka shabakada iyo waxa ay shabakda uga duwan tahay shabakadaha kale ee ku hadla afka soomaaliga.
waxaa idin diyaariyay barnaamijkaan:- anigoo ah walaalkiina c/fitaax xuseen goley salaamu calaykum | |
|