Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeFAQSearchRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

Share | 
 

 RAMADAAN KARIIM

View previous topic View next topic Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

PostSubject: RAMADAAN KARIIM   Tue Aug 10, 2010 11:21 am

SALAAAMU CALYKUM
anigoo ka faaidaysaanaya fursadaan waxaan dhamaan xubnaha shabakada maadow ugu hanbalyeena munaasabada bishaan ramadaan ay ka dhimantahay saacadooyin un waxaana alaah ka baryaa inuu naga dhigo kuwii ka faaideesta bishaan alaahna danbigooda u dhaafo.
salaaamu calaykum

ramadaan kariim

ramadaan kariim

ramadaan kariim




Shabaakda Maadow


إنما يخشى الله من عباده العلماء
Back to top Go down
maanka
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 81
Mahadcelin : 3
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010

PostSubject: Re: RAMADAAN KARIIM   Wed Aug 11, 2010 4:29 pm

Jazaakallah Akhiii
Ramadaan kariiiiim
Insha Allah aan ducda badinno
Aan ka faa`idaysanno Ramadaanka waa Fursaddda qofka muslimka ah uu iskaga dhigi karo Dunuubtii oo idil hadii uu ka dhidhiyo
ilahay hanagu sugo Insha Allah
Back to top Go down
wadani
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 71
ka Qeeb Qaadashaadaada : 119
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 24/02/2010

PostSubject: Re: RAMADAAN KARIIM   Fri Aug 13, 2010 5:19 pm

alaaah aan naga aqbalo camaladeeda fiican walaal binmaadow waa ku mahad santaahay baraarujintaada
Back to top Go down
mujaahid123
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 58
ka Qeeb Qaadashaadaada : 123
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Halkaa joogto : muqdisho al ciz
Shaqadaada : xoreenta dalka

PostSubject: Re: RAMADAAN KARIIM   Tue Aug 17, 2010 12:47 pm

jazaakalaahu khayraa walaal alaah aa naga dhigo dadkii ka faaideesta bishaan barakaysan
Back to top Go down
umu-salama
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 86
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/03/2010

PostSubject: Re: RAMADAAN KARIIM   Sun Aug 22, 2010 6:10 am

alaaah qeer aa idin siiiyo walaalayaal ramadaan kariim
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

PostSubject: Re: RAMADAAN KARIIM   Mon Sep 06, 2010 2:04 am

walaalaha kuli waa ku mahad santihiin hadane waxaan idin dhahayaa ciiid wanaagsan



Shabaakda Maadow


إنما يخشى الله من عباده العلماء
Back to top Go down
Sponsored content




PostSubject: Re: RAMADAAN KARIIM   Today at 12:32 am

Back to top Go down
 
RAMADAAN KARIIM
View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta isbarashada & xiriirka xubnaha webka-
Jump to: