Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeFAQSearchRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

Share | 
 

 Salaaan asxaabta oo dhan

View previous topic View next topic Go down 
AuthorMessage
fitaah
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 7
ka Qeeb Qaadashaadaada : 15
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 16/02/2010

PostSubject: Salaaan asxaabta oo dhan   Tue Feb 16, 2010 11:20 am

waxaa saaid aan ugumahad celinayaa maa mulka soo aas aasay web kaan aad kaku fiican waxaan u rajeenayaa in ay wax faaido u leh umada somalida ugu soo gudbiyaan BAARAKA ALAAHU FIIKUM.
magacyga waa Abdifataah Abdullah waxaan ku dhashtay dal ka somaliya xafada Xamer jajab ee ku taalo mogadisho.
waxaan ka qaatay shahaado Bech seenis qeebta genral physics dal ka suudaan.
waxaan diyaar u ah in aan idin soo gudbiyo dhamaan wax aan haayo oo faaideeysi ah waxaan idin ka rajeenayaa in aan aniga na wax idin ka faaideesto.
aaad ayaadu mahadsantihiiiin .
byeee.
Back to top Go down
dr.cubaydulaah
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 7
ka Qeeb Qaadashaadaada : 13
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 18/02/2010
Halkaa joogto : khartuum-sudan
Shaqadaada : arday

PostSubject: sxb isbarasho wanaagasan   Thu Feb 18, 2010 4:14 pm

sxb c/fataax is baraasho wacan inshaa allaaaaaaah noo gudbi faa iidad aad haysid si aan ugu faa ii deesano walaal .
waxaan sidoo kale umahad cilanayaa dhamaan maamulka webkaan waxaan lee ahay hormar wacaan wasalaamucalaykum warax matulaaaaaaah...
Back to top Go down
tita
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
29
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

PostSubject: Re: Salaaan asxaabta oo dhan   Thu Jun 03, 2010 9:23 pm

SXB aad iyo aad ayaan kuu salaamay waa MR:OMAR sidoo kale asxaabta reer suudaan salaan iga gaarsii ABRONE , ABDIXAAMID , DEQOW all waxaan aad ugu xiisay sxb reer suudaan.
Back to top Go down
Sponsored content




PostSubject: Re: Salaaan asxaabta oo dhan   Today at 12:37 am

Back to top Go down
 
Salaaan asxaabta oo dhan
View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta isbarashada & xiriirka xubnaha webka-
Jump to: