Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 qiso layaab leh

Go down 
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

qiso layaab leh Empty
PostSubject: qiso layaab leh   qiso layaab leh EmptyTue Jun 15, 2010 10:17 pm

Qiso layaab leh oo aad intan oga boggan doontaan haddii Eebbe idmo,Waxaanan ugu
tala gallay keliya Dadka Xiiseeya arrimaha Jacaylka,aadna ugu taxan ayadoo aan
filayao inaad aad uga heli dontan markad gudahha u gashid Qisadan xiisahah Badan

sheekadan waxay ka dhacday magaalada hargaysa ee ah magaalo madaxda dalka s/land,
gar ahaan dagmada m/haybe.

xamda waxay ahayd wakhtigay sheekadan la soo daristay gabadh da,a yar oo jirta 16
sano waxay ku dhalatay magaalada hargaysa waxaanay waxbarashadeedii ka bilawday
isla magaalda hargasya halkaas oo ay ku soo qadatay wax barashadea tii h/dhexe iyo
tii sare xamda waxay ahayd inaan aan waxba ka aqoon jacayl iyo waxa dhex mara wiil
iyo gabadh waxay ahayd gabadh aan ka badin danteeda iyo tan reerkooda ,hadaba
waxay sidaa ahaato ilaa mudo waxa dhacday in ay is bartaan wiil ay isku xaafad
ahaayeen oo la odhan jiray maxamed, maxamed waxa uu ahaa runtii wiil Allahi
aabuuray u ka dheereeyaay xumaan iyo dhaliiloo idil,


waxa uu ahaa wiil qurux badan oo aad u dabeecad wanaagasan maxamed waxaa uu ahaa
nin aqoon leh oo aan la hayn wax balwad ah ama waxay dhalinta kale isticmaalaan si
ay wakhtigooda u daayacaan, hadaba xamda sidaad hore u soo sheegay waxaba ka ma
garanayn jacayl,



balse waxay si kadisa uga hesha wiilkaa maxamed ah, waxa dhacaday in uu wiilkiina
isna uu ka helo gabadhaa xamda ah xamda waa gabadh dabeeda ilaahay u dhaliyay oo
daacad had iyo jeer ugula dhaqanta bulshada ay ku dhex nooshahay hadaba maalin
maalimaha ka mida in ay xamda soo dhex gasho dhalinyaro xaafadaa oo iskugu jirta
wiilal iyo gabdho o iskugu yimdi meel hadha wakhtigaa oo magaalad hargaysa ay
ahayd kulayl


in ay halkaa ku kul maan xamda iyo maxamed oo maal mahaaba isku la,aa wakhti ay
ku kulmaam xooga xishooda ahna uu dhex yaalay labadoodaba hadaba maxamed ayaan
waxa uu sameeyaay in uu kaco u galo giriga uu dagaanaa oo la hor fadhiyaay waxa
uu si dag dag ah uga oo qaaday buug(book) waxaa uu si dhaqso ah ugu qoray
dhambaal sidan u dhignaa



( walaal waanku salamay mid anan qiimaheda qiiyasi karaan xubnaha ay ka soo
go,aday, intaa kadib waxaan nahay laba dhalinyaro ah o xafad ku waada nool
hadana aan aqoon dheer isku lahayn balse waxaan rabaa walaal inaan xirrir kula
yeesho ee sedii u aragtaa. hadii u ku qanciyay baaqayagu walaal jawaab dag dag ah
aaan kaa helo. xamda waxan rajaynayaa inaad iga qabasho codsigayga telkaa fariin
iigu so dir 41++++)




sidaa ayaay u dhignayd dhambaalka Uu soo qoray wana uu soo baxay waxanuu u
dhiibay xamda buugi uu ku soo dhex riday waraaqda waanay ka gudoontay ,



kadib waxay si dag daga u aaday xaafadoodii oo aan ka dhereen isla goobtaa markay
gaadhay qolkedii waxay si dhaqso ah u furtay buugii waxay ka dhex heshay waraaqdii
gal ayaa k siijara waxaa raagsato intay furaysay waxay gadhay guntii waaraaqda
waxanaan akhriday qoraalkii ku yaalay waxay la yaabtay daren ka ku jiray ee ku
wajahnaa wiilkaa iyo rabitaankiisa waxay ilaahay ugu mahadisay sida uu ugu soo
fududeeyaay ,



xamda waxay garan wayday sida ay uga jawaabto waraaqda maadama ay tay gabadh da,a
yar oo xishoonaysa jacayl ama rabitankiisu uu ug horeeyo oo mar mar isla yaaban
waxa ay daremayso ee hore uga maqnaa waxay so qaadatay mopile , waxayna go’aansatay
inay u qorto message(sms)




waayo xataa codkeeda ayay kala baqaysaa waxay isleedahay dadka oo dhan way ku
ogyihiin waxaad samaysay, waxay u qornayd sidan dhambaalkii ay kaga
jawaabaysay(walaal salaan sare iga hano, tan labad aad ayaan ugu mahad santay
inaad igaga horeeyso waxaan soo waday wanaan ku soo dhawaynayaa ee dhankayaga hoo
kaagana iga adkee)



iyo ereyo naxariis iyo soo jiidasho ay ku jirto oo dabacsan waxay ku qortay
mopile-kii waraaqda ku qornaa isla markiiba waa u so jawabaay waxana ku qornaa
dhambaalaka ereyo ah (dookhaygan kaahelay iyo kaagan iga daray waa isla doonasho
illaah,)



iyo ereyo badan xamda isla markiiba waxay la dhacaday sida uu usoo dhaweeyaay iyo
hanaanka uu u hayo xirrikeeda,

waxay isla markiiba ku soo dhacay niyadeeda heeso badan oo ay ka midtay (naftayda
agtaadiyo aragaag jeceloo indhahaa ku weheshaadaa,waan ku doonayaayoo anogaba
daraadaa indhihii idaaloo naftaa ku diyaaree hadmaan ku huunooy kulmaynaa)



iyo qaar kale oo badan xamda waxay saadaali naysay aragtida maxamed iyo waxay kala
kumi jacayl keeda curdinkaa waxay sheekadu joogto baqasho iyo telphone waxay
gaadhay kulan waji ka waji ah ah kaasi oo uu soo qaban qaabiyaay maxamed
xamda aya ka aqbashay iyado dheeraysanaysa wakhtiga inta laga gaadhayo balanta
waxa la gaadhay habeenkii balanta ,xamda waxay u labisatay si aanay waligeed u
labisay xaafada waxay u sheegtay in ay u socoto aroos ay leeday gabadh ay isku
iskuul yihiin oo ay caawa halkaaa ku soo daahayso waana la fasaxay madama ay
ogaysiisay reeka meeshay ay u socoto.




Lasoco Cadadka Danbe ee Qisdaani Week gaani
Haduu Ilaahey Yiraahdo WaxaanaUgaaga Bogan Doontaan Indhahiina Iyo qalbigiina oo
Dagan Iyo Markaasi Baad Fahmi Doontaan Macaha Qisadaani

NB: Qoraalkaan xaquuq Diisa Waxaa Leh Qoraaga Ku saxiixan Amar La,aana Lama daabacan
Karo........lamana Qaadan karo ilaa ogulaasho Laga Helo Qoraaga sheekada
Hadii aad Dooneyso ugu hagaaji Ciwaanadiisa Fariin Ama Waxii Kusaabsan Qisadaani ...

Waa Qalinkii
Omar Suleiman Omar
Back to top Go down
 
qiso layaab leh
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» waa layaab sheekh cunaaya qaad
» Taleefoon baa i lumiyay(Qiso dhab ah)
» Dhuubaney Dhoolashaadi aaway? (Qiso Cajiib )
» Naag Gabadheeda Siisay Nin uu Jaceyl dhexmaray (Qiso Cajiib ah)

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: