Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Ninka 2-aad ee Aduunka ugu wiji weyn

Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

Ninka 2-aad ee Aduunka ugu wiji weyn Empty
PostSubject: Ninka 2-aad ee Aduunka ugu wiji weyn   Ninka 2-aad ee Aduunka ugu wiji weyn EmptyTue Jun 08, 2010 10:54 pm

Ninka 2-aad ee Aduunka ugu wiji weyn Wiji



Ninkaan oo ah nin dhalasha ahaan ka soo jeeda dalka India ayaa la sheegaa in uu yahay ninka labaad ee caalamka ugu wiji weyn waxaana la sheegayaa in qiyaasta wijigiisa ay dhantahay ilaa 45kg.
Extended News Ninkaan oo ah nin dhalasha ahaan ka soo jeeda dalka India ayaa la sheegaa in uu yahay ninka labaad ee caalamka ugu wiji weyn waxaana la sheegayaa in qiyaasta wijigiisa ay dhantahay ilaa 45kg.

Mohaner Sing oo ah 4sano jir ayaa la sheegayaa in mudo dheer uu ahaa ninka ugu wiji weyn caalamka ayadoona dhawaan uu ka qaaday Iskoorka wiji weynida nin u dhashay dalka Shiinaha oo noqday ninka ugu wij weyn caalamka.

45-sani jirkaan ayaa la sheegaa in haatan ay heysato xanuuno dhanka wijiga ah waxaana la sheegayaa in xanuunadaasi aawadeed uu haatan dooonayo in uusan mar labaad galin tartanka wijiga oo uu kaalinta 2-baad ka galay aduunka dhanka wiji weynida.

Mr. Sing ayaa haatan leh ilaa 5-caruur oo wiilal iyo gabdho isku jira waxaana la rumeysanyahay in dalka India in uu ka yahay nin mucjiza leh dhanka la dhaqanka dadka sida aad uga jeedaan sawirkiisa.

Dunidaan aan ku noolnahay ayaa sanad waliba waxaa ka jira tartamo caajaib leh oo ay soo abaabulaan dad markaasi is leh amaa wax la kala macaashaa balse taas ayaa waxa ay meesha aysan ka saareyn mucjizooyinka aduunka oo marba marka xigta ay sii kordhayaan.
Back to top Go down
 
Ninka 2-aad ee Aduunka ugu wiji weyn
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Dhismooyinka aduunka ugu dhaadheer ee la yaabka leh
» ninka dunida ugu gaaban
» Waa maxay Maalinta Jaceylka Aduunka? Yaase Aaminsan?
» Daawo Ninka sadaxaad ee dunida ugu dheer
» Mala ogaan karaa ninka inuu yahay Bikro?

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta mucjizooyinka aduunka-
Jump to: