Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto

Go down 
3 posters
AuthorMessage
fitaah
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 7
ka Qeeb Qaadashaadaada : 15
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 16/02/2010

laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto Empty
PostSubject: laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto   laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto EmptyTue Apr 06, 2010 6:28 am

laser waa wax yaab leh mar wuxuu yahay wax dad ka lagu daaweeyo ama lagu qalo marna waa nal oo lagu hago maraakiibta haween kii bada marto marna waa raadaar oo lagu xadido diyaadara surcada ku socoto iyo meeshee ka soo kacday ,
lesar waxaa kale oo loo isticmaali karaa in lagu soo rido sawaariiq da loo yaqaano afka carabiga (العابارت الحدود ) oo ah ku wa dheereeya oo wadan wadan gooya sida saaruuqa loo yaqaano kuruus ka ama nikleer bum ka , markuu saaruuqa ama hub ka soo galo meel uu ka daaran yahay shucaaca leser ka wuxuu isku dayayaa in uu kala gooyo hubka ama in uu la tafaaculo sida 2 murakabaad oo chemical ah , kadib wuxuu ka dhigayaa in uu ku bur buriyo cirka dushiisa ,
madaafiic da lagu difaaco jawiga waxay u kala baxaan 2 qeebood oo kale ah
madaasiic da lid ka madafiic da ,markii mad fac laguu soo tuuro wuxuu ku tala galayaa in uu soo rido madfaca kale oo hawada ku qarxiyo sida madaafiic da lagu difaaco jawiga wadamo fara badan sida UK oo kale,
mida kale waa madaafiic ka sameesan maado sida koolada oo kale wuxuu ku kor qarxayaa madfaca kadib na wuxuu isku badalayaa sida koolo oo kale wuxuu u diidayaa madfaca kale in uu qarxo wuxuu ku soo ridayaa dhul ka asoo wali qarxin taasoo culimada u suuro galin karto in ay u baaraan madfacaasi wuxuu ka sameesan yahay oo dhan si daqiiiq ah,
laakiin leser ka wuxuuu yahay mid hawada ku qarxiyo mad waca ama kala gooyo asoo wali kuu sii sheegi karo meesha laga oo riday leeser ka loo istic maalo waa Co2 oo freqwasigiisa ah 100600 HZ .
waxaan idin rajeenayaaa in aad ka faaideesateen .
Back to top Go down
fitaah
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 7
ka Qeeb Qaadashaadaada : 15
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 16/02/2010

laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto Empty
PostSubject: Re: laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto   laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto EmptyThu Apr 08, 2010 3:10 am

afka carabiga meesha ku qoran waxaan kawadaa
الصواريخ العابرات الحدود .
و شكراً
Back to top Go down
halyeey_soomaaliyeed
shabakada maadow
shabakada maadow
halyeey_soomaaliyeed


Mawduucyadaada : 49
ka Qeeb Qaadashaadaada : 113
Mahadcelin : 4
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010
Shaqadaada : arday jaamacadeed

laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto Empty
PostSubject: Re: laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto   laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto EmptyThu Apr 15, 2010 5:14 am

walaahi sxb waa maqaal zaaid u yaab badan marka koowaad waxaan is dhahay maqaalkaan amuu been yahay kadib markaan aqriyay ayaaan xaqiiqsaday marklae sxb waa ku mahad santhay maqaalkaaan yaabka badan inshaa alaaah suaaalo badane waa qabaa laakin markalaaan ku waydiinaa hada waaa dag dagsanahay
Back to top Go down
abdi hafid abdi salan1
Madaxa Qeebta Maaqaalooyinka & Maahmaahyada
Madaxa Qeebta Maaqaalooyinka & Maahmaahyada
abdi hafid abdi salan1


Mawduucyadaada : 20
ka Qeeb Qaadashaadaada : 46
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 14/02/2010
35
Shaqadaada : student at university

laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto Empty
PostSubject: Re: laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto   laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto EmptyFri Apr 23, 2010 5:01 am

jazaakalaahu kheer akhii
Back to top Go down
Sponsored content





laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto Empty
PostSubject: Re: laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto   laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto Empty

Back to top Go down
 
laser oo lagu soo rido sawaariiq da xudaadaha marto
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» sidee laser wax loogu qalaa ??
» Rag maxaa lagu raacaa
» Calaamadaha Qiyaaamaha lagu garto
» Anashid Sheekh usama Lagu faalinayo
» Barnaamijka Aflaamta lagu daawado Gom Player2.1.28.50

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Cilmiga-
Jump to: