Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Biyo nadiif ayaa dhif ka noqday dalkeena !!

Go down 
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

Biyo nadiif ayaa dhif ka noqday dalkeena !!  Empty
PostSubject: Biyo nadiif ayaa dhif ka noqday dalkeena !!    Biyo nadiif ayaa dhif ka noqday dalkeena !!  EmptyThu Aug 05, 2010 9:44 pm

Sida la ogyahay dalka Soomaaliya waxaa ka jira biyo-xumi dadka waxay la'yihiin biyo nadiif ah, gaar ahaan dagaalada dambe markey ka dhaceen muqdisho waxay keeneen in dadka ay cabbaan biyo wasakh ah, biyaha waa shayga ugu qiimaha badan wax la cabbo oo Allaha nagu galladaystay, laakin dadka ku nool dalkeena cunto fiican iska daayee biyo nadiif ah ma heli karaan, walaal ka fekir dadka sida ay dhibkan kaga bixi lahaayeen ee iska daa fadhikudirirka waad la socotaa xadiiska rasuulka صلى الله عليه وسلم inay naag xumaan samayn jirtay jannada ku gashay ey oomanaa ay biyo siisay .
by:
omar suleiman omar(Tita)
Back to top Go down
 
Biyo nadiif ayaa dhif ka noqday dalkeena !!
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Jaamacadaha Dalkeena Somalia Ku yaala
» BISHAARO:shabakada Maadow ayaa waxay oogu hambalyeenee

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: