Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeFAQSearchRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

Share | 
 

 BISHAARO:shabakada Maadow ayaa waxay oogu hambalyeenee

View previous topic View next topic Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

PostSubject: BISHAARO:shabakada Maadow ayaa waxay oogu hambalyeenee   Sun Mar 14, 2010 3:35 am

salaamu calaykum
dhaamaan xubnaha iyo soo booqdayaasha sharafta leh waxay oogu hambalyeenee shabakada inay sameesay toolbar kaasoo oo ka dajinaysid computarkaada kaa soo kuu fududeenaya shabakada si dhib laan inaa ku soo gasho iyo sida kale toolbarka wuxuu leeyahay meel aa ka gali karto webka face book iyo wuxuu leeyahay radio kasoo aa ka dhageesan karto idaacada ka shaqeeya dalka mareekanka iyo yurub iyo wax kale oo farabadan ayuu leeyahay horta aan aragno qaabka toolparkaan casriga ah





iyo walaal hadaa rabto inaad dagsato toolbarkaan fadlan taabo meesha ay ku qorantahay free download sida sawirkaan ku xusan



si aad bage kaas u gasho taabo linkiya hoos ku yaala

http://shabakadamaadow.ourtoolbar.com/

######################################
walaal wixii su'aal aa qabto noogu soo dir Emailka websitka oo ah:-
maadow.alafdal@hotmail.com


***************************************
mar kale waxaan idin leenahay hambalyo
waa maamulka shabakada Maadow
salaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh


Last edited by BinMaadow on Sat Mar 20, 2010 4:50 pm; edited 4 times in total
Back to top Go down
halyeey_soomaaliyeed
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 49
ka Qeeb Qaadashaadaada : 113
Mahadcelin : 4
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010
Shaqadaada : arday jaamacadeed

PostSubject: Re: BISHAARO:shabakada Maadow ayaa waxay oogu hambalyeenee   Wed Mar 17, 2010 7:16 pm

maa shaa alaah walaahi waan dagsaday toolbarka waana mid zaaid u fiican una hormarsan maamulka waan u mahad noqaa markale
Back to top Go down
umu-salama
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 86
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/03/2010

PostSubject: Re: BISHAARO:shabakada Maadow ayaa waxay oogu hambalyeenee   Sat Mar 20, 2010 6:10 pm

maa shaa alaaah sidoo kale anine waaan dagsaday waa barnaamij zaaid u qiimo badan mahad sanidiin
Back to top Go down
macruf
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 3
ka Qeeb Qaadashaadaada : 5
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/12/2010

PostSubject: http://www.youtube.com/watch?v=5xVp0Wjn76k&feature=related   Fri Dec 10, 2010 5:22 am

BinMaadow wrote:
salaamu calaykum
dhaamaan xubnaha iyo soo booqdayaasha sharafta leh waxay oogu hambalyeenee shabakada inay sameesay toolbar kaasoo oo ka dajinaysid computarkaada kaa soo kuu fududeenaya shabakada si dhib laan inaa ku soo gasho iyo sida kale toolbarka wuxuu leeyahay meel aa ka gali karto webka face book iyo wuxuu leeyahay radio kasoo aa ka dhageesan karto idaacada ka shaqeeya dalka mareekanka iyo yurub iyo wax kale oo farabadan ayuu leeyahay horta aan aragno qaabka toolparkaan casriga ah





iyo walaal hadaa rabto inaad dagsato toolbarkaan fadlan taabo meesha ay ku qorantahay free download sida sawirkaan ku xusan



si aad bage kaas u gasho taabo linkiya hoos ku yaala

http://shabakadamaadow.ourtoolbar.com/

######################################
walaal wixii su'aal aa qabto noogu soo dir Emailka websitka oo ah:-
maadow.alafdal@hotmail.com


***************************************
mar kale waxaan idin leenahay hambalyo
waa maamulka shabakada Maadow
salaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh
Back to top Go down
Sponsored content




PostSubject: Re: BISHAARO:shabakada Maadow ayaa waxay oogu hambalyeenee   Today at 12:36 am

Back to top Go down
 
BISHAARO:shabakada Maadow ayaa waxay oogu hambalyeenee
View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Barnaamijyada Computarka-
Jump to: