Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeFAQSearchRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

Share | 
 

 Naagtii adduunka ugu guurka Badneyd oo guursatay.............

Go down 
AuthorMessage
halyeey_soomaaliyeed
shabakada maadow
shabakada maadow
avatar

Mawduucyadaada : 49
ka Qeeb Qaadashaadaada : 113
Mahadcelin : 4
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010
Shaqadaada : arday jaamacadeed

PostSubject: Naagtii adduunka ugu guurka Badneyd oo guursatay.............   Sat Mar 20, 2010 1:52 pm

Naagtii adduunka ugu guurka Badneyd oo guursatay 23 nin ayaa hada dooneysa ninkii 24-aad Daawo Sawirada.


#gallery-1 {
margin: auto;
}
#gallery-1 .gallery-item {
float: left;
margin-top: 10px;
text-align: center;
width: 33%; }
#gallery-1 img {
border: 2px solid #cfcfcf;
}
#gallery-1 .gallery-caption {
margin-left: 0;
}












Linda Lou Taylor waa haweyney 68 sano jir ah, una dhalatay dalka Maraykanka sidoo kale-na waxa loo-yaqaanaa Linda Wolf ayaa dooneysa guurkii 24-aad, iyadoo horey u soo guursatay 23 nin oo kala duwan.


Mrs Linda raggii ay horey u soo guursatay ayaa waxaa kamid ahaa sida Dambiile, Taajir, Faqiir, Khaniis, Baadari, Kabal-yeeri iyo kuwo kaloo badan.

Hadaba haweyneydaan ayaa waxay dooneysaa nin ay guursatay, iyadoo shaaca ka qaaday in’ay dareemeyso cidlo, bacdamaa ay tahay Garoob.
Dhanka kale guurkii ugu dheeraa ee soo mara Linda ayaa wuxuu qaatay 7 sano, halka kii ugu yaraana uu qaatay 38 saacadood.
Guurkii ugu danbeeyay ee soo mara Linda ayaa waxay guursatay ninkii adduunka ugu guurka badnaa ee “GLYNN SCOTTY”, kaasoo horey u soo guursaday 29 xaasas, halka ay Linda ka noqotay xaaskii 30-aad ee soo mara Mr Glynn.

Linda iyo Glynn oo nolol macaan ku nool ayuu geeriyooday Mr Glynn, taasoo ka dhigtay Linda mid ilaa iyo hada cidla dareymeysa.

Si kastaba ha’ahaatee Linda hada waxay ku nooshahay gobolka Indiana ee cariga maraykanka, waxayna degan tahay guri cidlo ah, iyadoo dooneysa ninkii ay nolosha la-wadaagi laheyd.

waaa yaab ..........................
salaamu calykulm
Back to top Go down
 
Naagtii adduunka ugu guurka Badneyd oo guursatay.............
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta mucjizooyinka aduunka-
Jump to: