salaaamu calaykum
sidaad arki doontaaan sawiradaan waa sawiro ay alaah magaciisa ku qoranyihiin waana wax ka kala dhacay mucjizooyin dunida.
walaal ha umaleenin sawiro caadi ah waa wax xaqiiq ah alaahne waxaas wax ka ween uu awoodaa
sidaad u jeedaan sawirkaan waa hirar sawiray alaah magaciisa
sawirkaaan kale waa meelaaha ay shinida ku dhasho malabka iyadane fiiri
sawirkaan kale waa ubax alaah magaciisa ku qoran
sawirkaan kale daawo waa shinida meelaha ay malabka ku dhalaan
sidoo kale daawo sawirkaan
waa daruurtii oo alaah magaciisa sawiraysa
waa cunug yar oo dubai lagu dhalay ay dhigtiisa alaah magaciisa ku qorantahay
waa geed alaah magaciisa ku qorantahay
****************************
halaahaaas waa inta noo suurta gashay inaan kasoo aruurino mucjisooyinka rabaaniga
salaamu calaykum