Admin Maamule Ku Xigeen
Mawduucyadaada : 77 ka Qeeb Qaadashaadaada : 155 Mahadcelin : 2 Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
| Subject: barnaamij computarkaada............... Fri Feb 26, 2010 3:20 am | |
| salaamu calaykum maanta waxaan jeclaystay inaan idin soo gudbiyo baarnaamijkaan daminaayo computarka waqtigaa u xadidi macnaha saacadaa rabtid inaa damisid ama daqiiqadaa rabtid aa galinee ka dib kaligiisa ayaa is daminaayo barnaamijka suuradiisa waa sidaan marka hada waxa layga sugubo waa meesha laga dagsanaayo barnaamijkan walaal ka dagso linkiyaas hoos ku yaalo http://4sheare.webs.com/Shut%20Down%20Computer.rarsalaamu calykum | |
|
abdi hafid abdi salan1 Madaxa Qeebta Maaqaalooyinka & Maahmaahyada
Mawduucyadaada : 20 ka Qeeb Qaadashaadaada : 46 Mahadcelin : 0 Is Diiwaangalintaa : 14/02/2010 35 Shaqadaada : student at university
| Subject: Re: barnaamij computarkaada............... Sun Feb 28, 2010 10:23 am | |
| walaalayaal waxaan u baahanay barnaamijka real palayer | |
|