Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 jaceylku waa falgal kiimikaal(qeybta 1aad); qore maxamed qaasim

Go down 
2 posters
AuthorMessage
xidig
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 3
ka Qeeb Qaadashaadaada : 12
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 03/11/2010

jaceylku waa falgal kiimikaal(qeybta 1aad); qore maxamed qaasim Empty
PostSubject: jaceylku waa falgal kiimikaal(qeybta 1aad); qore maxamed qaasim   jaceylku waa falgal kiimikaal(qeybta 1aad); qore maxamed qaasim EmptySun Nov 21, 2010 2:34 am

Jaceylku waa falgal kiimikeed
Mowduuca jeceylka waa mowduuc muhiim ah u baahanna baaritaan si loo ogaado xaqiiqda jeceylka
Hadaba inta badan dadaka jeceylka ka sheekeeya waxay muhiimada siinayan miraha uu keenay jeceylka iyagoo marnaba soo hadal qaadeyn maxaa keenay in qofkani wax jeclaado ama wax noco,
Hadaba waxan isla iigi doonaa sedee buu kayimadaa jeceyl ana goo u fiirin doono kiimikali ahaan .
Xubiga ama jeceylku wa caadhifat keentana in uu qofka is taxakumi waayo kadib soo jiidashada qofka uu jecelyahay, waxaana keena falgal ku dhacaayaa dareemaha iyo qalbiga, falgalkaasi wuxuu keenayaa in uu qofka kaboxo da'irada fikirka caqliga iyo isxisaabinta naftiisa
Hadaba inta badan dadka waxay aaminsan yihiin qalbiga in uu yahay meesha wax jeclaata waxana nacda balsi daraasa lasameeyay waxay cadeyneysaa jeceylka in uu yahay camaliyo kiimikeed camaliyadaasna waxay ku dhacdaa maskaxda qofka wax jeclaado
Dhamaan araktiyada (nadariyaat) cilmiga ah ee caalamka arkay waxay cadeynayaan in ay maskaxda tahay xibinta kaliaya ee jirka bini aadamka masuuliyada jeceylka sidaa darteed kalimada ay dadaka isticmaalaan oo ah (qalbi wax jeceyl) waxay noqoneysaa kalimad cilmi ahaan qaldan .
Balse xiligan jeceylka ayaa wuxuu noqday mowduuc baaritaan dheer lagu sameeyay si cilmiyeeysana loo mulaaxadeyay lana taxliiliyay tafsiir dheerna laga bixiyay
Cilmiga hor maray ayaa jawaab waafi kabixiyay mooduucan taariikhda bini aadamka laxiriira maadaama mowduucan mudo badan mugdi ku jiray.
Dheecaanada jeceylka (hormoniska jeceyka):
Culumada dareemaha maskaxda waxay cadeeyeen jeceylku in uu ku dhacayo maskaxda iyadoo maskaxda siideyneyso dheecaano, dheecaanadaan oo keena qofka in uu dareemo xaalad farxad iyo firfircooni, jirka oo khafiifa, wajiga oo gaduuta, gacmaha oo dhidida, qalbiga oo garaacmo, indaan isbadalo waxaa keenaya falgalo ay sameeyaan dheecaano shan ah oo qinjirada jirka soo daayaan , hadaba dheecaanadaas waxay kala yihiin sida tan:
1/aldobaamiin:waa dheecaan keena dareenka wanaagsan, xiliga dheecaanka wax badan lasoo daayo qofka wax jeceyl wuxuu dareemayaa farxad badan asagoona hortagan qofka uu jeceylyahay hadii uu qofkaasi uu mukhaadaraad isticmaalayo waxay keeneysaba in uu qofka miir dawoolmo xiliga dhecaankaas kafara bato
Baaxisiinta macmalaka brok.haafin alqoomi ee new yourk waxay cadeeyeen in dheecaanka aldobaamiin uu ku yaryahay dadaka cayilan
2/serotonin:waa maado kiimikeed oo masxada ku tiirsantahay si loo hago sulluga bini adamka xiliga uu yaraado dheecaanka qofka wuxuu dareemayaa qalaq iyo walwal
Balse xiliga qofka uu lakulmo qafka uu jeceyl yahay waxaa siyaadaya dhecaankan waxaan siyaadaya farxada lakulanka iyo isla joogida qofka lajecelyahay,xiliga ay kala tagaana lawadaba waxay dareemaan walwal iyo qalaq bisababi uu yaraado dheecaankaas
3/adriinaliin:waa dheecaan lasoo daayo xiliga jecely kadis uu dhoco ama qof aa jeceshahay si kadis kuugu soo hor boxo
4/oksitosiin: waxaa kaloo loo yaqaanaa dheecaanka jeceylka ama dheecaanka raaxada nafta iyo jirka xilga jeceylka uu jiro wuu siyaadaa soo deesmadiisa wa xiliga ay isla joogaan labada qof is qaba ama is jeceyl
5/fasobrisiin: waxaa loo yaqaanaa dheecanka ikhlaska ama dheecaana doorashada
Waa dheecaanka ka turjuma ninka naago badan jecel in uu guursado iyo ninka jecel in uu hal naag kaliaya guursado , ninka ay ku badan tahay siideynta dheecaankan inta badan wuxuu guursadaa naago badan halka qofka laga wayo dheecaankan jeceylkiisa wuxuu u khaalis yeelayaa hal naag kaliya mana jecla in uu naaago badan guursado

Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

jaceylku waa falgal kiimikaal(qeybta 1aad); qore maxamed qaasim Empty
PostSubject: Re: jaceylku waa falgal kiimikaal(qeybta 1aad); qore maxamed qaasim   jaceylku waa falgal kiimikaal(qeybta 1aad); qore maxamed qaasim EmptyFri Nov 26, 2010 2:38 am

ahahahahah waaa maqaaal yaab badan laakin safiican ma u aqrin laakin waan ku soo laabanaaa saan u aqriyo subjectiyaaba ka yaabay mahad sanid walaal xidig
Back to top Go down
 
jaceylku waa falgal kiimikaal(qeybta 1aad); qore maxamed qaasim
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Duulaan maskaxeedka lagu hayo muslimiinta. (Q.1aad).

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Cilmiga-
Jump to: