Ina_Maadow shabakada maadow
Mawduucyadaada : 276 ka Qeeb Qaadashaadaada : 722 Mahadcelin : 6 Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010 Shaqadaada : Arday Jaamici
| Subject: nin taliyaani ah oo ku heesaya afka maayga Mon Nov 08, 2010 9:10 am | |
| waa salaamantihiin akhyaarta kuligiina maantane maxaad isleedihiin inaaa idin wado waa sidaa ka aragteen tobica magaciisa waa heesaaye talyaani oo lagu magacaabo roberto oo ku heesaya hees afka maayga oo wada daawano faanaankaaan sida uu ugu heesaayo afka talyaaniga wuu kaa yaabin doonaa. https://www.youtube.com/watch?v=F-aKd7Qqsw4&feature=player_embedded#!waa mahadsantihiin waxaa idinku dhaafayo sidaas iyo nabad galyo | |
|