Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Baro farqiyada u dhaxeeya luqada soomaalida iyo luqada oromada

Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

Baro farqiyada u dhaxeeya luqada soomaalida iyo luqada oromada Empty
PostSubject: Baro farqiyada u dhaxeeya luqada soomaalida iyo luqada oromada   Baro farqiyada u dhaxeeya luqada soomaalida iyo luqada oromada EmptyMon Nov 08, 2010 8:23 am

salaamu calykum
maanta waxaan idin soo bandhigayaa cashar zaaid u mihiim ah oo aan ka soo guuriyay mid ka mid ah webyada soomaaliyeed .
marka darsigeena wuxuu ahaan doonaa farqiya u dhaxeeya luqada soomaalida iyo tan oromada aan islawada fiirino waa wax yaab badanee kalimado kamid ah kalimadaha oromada iyo kan soomaalida.


Soomaali: Ukun (egg)
Oromo: Wukun

Soomaali: Carab (tongue)
Oromo: Arab

Soomaali:
Luuq (narrow)
Oromo: Liiq

Soomaali: Gal (enter)
Oromo: Gall

Soomaali:
Dibbi (bull)
Oromo: Dubbi

Soomaali
: Dilaal/Dilaale {broker}
Oromo: Dalaal

Soomaali: Digsi (pot)
Oromo: Distii

Soomaali: Faras (horse}
Oromo:Faras

Soomaali:
Gaashaan (shield)
Oromo: Gaashaa

Soomaali: Qasaare (lost/lose)
Oromo: Qasar

Soomaali: Saabuun (soap)
Oromo: Saabunaa

Soomaali: Af (mouth)
Oromo: Afaan

Soomaali: Caado (custom/tradition/habit)
Oromo: Aada

Soomaali: Fal/falid (dig/digging)
Oromo: Fal/fallu


inshaa alaaah waan filayaa darsi idin cajabiyay inuu yahay
waa ku mahad santihiin akhriskiina\
wa inoo kulan danbe
salaamu calykum wraxamatulahi wabarakaatuh
Back to top Go down
 
Baro farqiyada u dhaxeeya luqada soomaalida iyo luqada oromada
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» baro noocyada saliibka
» baro sida skype loo isticmaalo
» baro sida loo isticmaalo barnaamijka movie maker
» ku baro tajweedka quraanka kariimka afka inglishka
» Baro sida computer-ka wax loogu duubo amaba loo soo saaro barnaamijyo wax barasho ah

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Cilmiga-
Jump to: