halyeey_soomaaliyeed shabakada maadow
Mawduucyadaada : 49 ka Qeeb Qaadashaadaada : 113 Mahadcelin : 4 Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010 Shaqadaada : arday jaamacadeed
| Subject: Dhismooyinka aduunka ugu dhaadheer ee la yaabka leh Wed Oct 27, 2010 5:28 am | |
| Dhismooyinka aduunka ugu dhaadheer ee la yaabka leh +Sawirada+magaca+goobta+Sanadka la dhamaystiray/tirayo’ Sideedaba dhacdooyinka layaabka aduunka waa iska badan yihiin.. maantane barnaamijkeena dhacdooyinka caalamka waxaan idinkugu soo gudbinaynaa, saraha aduunka ugu dhaadheer, uguna quruxda badan ee ku yaalla daafaha caalamka…Hadaba halkaan waxaad ka arki doontaa, sawirada daaraha aduunka ugu dhaadheer ee cajiibka, meesha ay ku yaallin, magacooda, dheerarkooda, inta dabaq ay ka kooban yihiin, sanadka la dhamaystiray amo la in la dhameystiro ay tahay, intaba waxaad ka heli doontaa warbixintan aan idiinkugu soo aruurinay daarahaas.. GOOBTA: DUBAI DHEERARKEEDA: 808 mitir KA KOOBAN: 162 dabaq LA DHISAY : 2009 GOOBTA: DUBAI DHEERARKEEDA: 321 mitir LA DHISAY : 2009 GOOBTA: SHANGHAI, CHINA DHEERARKEEDA: 421 mitir KA KOOBAN: 88 dabaq LA DHISAY : 1998 GOOBTA: CHICAGO illinois, USA DHEERARKEEDA: 443 mitir KA KOOBAN: 110 dabaq LA DHISAY : 1973 GOOBTA: KUALA LUMPUR, MALAYSIA DHEERARKEEDA: 452 mitir KA KOOBAN: 88 dabaq LA DHISAY : 1998 GOOBTA: SHANGHAI, CHINA DHEERARKEEDA: 492 mitir KA KOOBAN: 101 dabaq LA DHISAY : 2007 GOOBTA: TAIPEI, TAWAIN DHEERARKEEDA: 508 mitir KA KOOBAN: 101 dabaq LA DHISAY : 2004 GOOBTA: GUANGZHOU-SHANGHAI, CHINA DHEERARKEEDA: 514.8 mitir KA KOOBAN: 131 dabaq SANADKAN LA DHAMAYSTIRAYA :2010 GOOBTA: WTC-MANHATTAN-NEW YORK DHEERARKEEDA: 541 mitir KA KOOBAN: 69 dabaq SANADKAN LA DHAMAYSTIRAYA :2010 GOOBTA: TOKYO. JAPAN DHEERARKEEDA: 600 mitir LA DHISAY : 2007 GOOBTA: DUBAI DHEERARKEEDA: 705 mitir KA KOOBAN: 160 dabaq LA DHISAY : 2008 GOOBTA: SHANGHAI, CHINA DHEERARKEEDA: 1228 mitir KA KOOBAN: 300 dabaq SANADKA 2020 AYAA LA DHAMAYSTIRAYAA. | |
|
wadani shabakada maadow
Mawduucyadaada : 71 ka Qeeb Qaadashaadaada : 119 Mahadcelin : 0 Is Diiwaangalintaa : 24/02/2010
| Subject: Re: Dhismooyinka aduunka ugu dhaadheer ee la yaabka leh Thu Nov 04, 2010 1:28 am | |
| waaw maashaa alaah walaahi mararka qaarkood waxaan is dhahaa dadka saas ayay u hormarayaan anaga maxaan isku dilaynaa oo maan horumarno alaah ayaan ka baryaa wadankeena inuu nabad ka dhigo mahadsanid walaaal adine | |
|