Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Cuntooyinka ay Birtu ku Badan Tahay

Go down 
2 posters
AuthorMessage
Dr.Mohamed
Madaxa Qeebta Caafimaadka
Madaxa Qeebta Caafimaadka



Mawduucyadaada : 10
ka Qeeb Qaadashaadaada : 28
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 12/09/2010

Cuntooyinka ay Birtu ku Badan Tahay Empty
PostSubject: Cuntooyinka ay Birtu ku Badan Tahay   Cuntooyinka ay Birtu ku Badan Tahay EmptySun Sep 12, 2010 4:07 am

salamu calykum waraxamtulaahi wabarakaatuh
dhamaan xubnaha iyo maamulka shabakada waxaan leeyahay ciid wanaagsan
waxaa i farax galinaya inaan walaalaha kala qeeb qaato qeebtaan maqaalooyin zaaid u muhiim ah oo caafimaadka ku saasbsan asigoo maqaalkeeda ugu horeeyo noqonaayo:-
Iron ama bir ama feero waa nafaqo lagama maarmaan u ah dhismaha iyo helidda dhiig caafimaad leh.
Quudka muhiim ayey u tahay maxaa yeelay waxay door ka cayaartaa sameynta hemoglobin, qayb ka mid ah unugga dhiigga guduudan, ee jirka siiya ogsijiinta. Haddii kaydkaaga birtu hooseeyo, waxa laga yaabaa inaad dareentid daal badan oo aad arag dillaatid sidii qof bukka oo kale.
Aad isbitaalka haddii aad u maleynaysid in kaydkaaga birtu hooseeyo.

Cuntooyinka Birta ama Feerada Qaniga ku ah:
■ Hilibka: Hilibka lo'da caatada ah, digaagga maqaarka leh, shellfish, kalluunka, beerka, hilibka xubinta
■ Jaallaha ukunta: Aad ayey kolestaroolka ugu sarreysaa waana in aan la isticmaalin haddii ay tahay inaad qaadato quud kolestaroolkiisu hooseeyo
■ Digirta la engejiyey, digirta kala dhanbalan iyo digirta cagaaran
■ Khudradda caleenta cagaaran sida bagalka iyo ansalaatada
■ Furutada la engejiyey sida sabiibka iyo ananaaska
■ Naatiska iyo dufanka looska
■ Miraha sida siiriyaalka birta lagu xoojiyey, rootiga feerada lagu daray, rootiyada mirihii oo la isku wada shiiday ah

Jirkaagu wuxuu birta ama feerada cuntooyinka xoolaha uga soo nuugaa si ka fudud cuntooyinka geedaha. Si aad jirkaaga ugu caawiso inuu birta ka soo nuugo geedaha, cuntada ku darso Fitamiin C. Waxyaabaha Fitamiin C laga helo waxaa ka mid ah: furutada ama casiirka burtuqaalka, yaanyada, qaraha, istarowbari, khudradda iyo furutada inta badan midabkoodu xooggan yahay.
Cuntooyin ka dooro dhammaan kooxaha cuntooyinka kuna darso cunno birtu ama feeradu ku sarreyso ugu yaraan hal mar maalintiiba.
waad ku mahad santhay aqriskaada walaal
salaamu calayku waraxmatulaahi wabarkaatuh
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

Cuntooyinka ay Birtu ku Badan Tahay Empty
PostSubject: Re: Cuntooyinka ay Birtu ku Badan Tahay   Cuntooyinka ay Birtu ku Badan Tahay EmptyWed Sep 22, 2010 3:14 am

mahad sanid diktoor
Back to top Go down
 
Cuntooyinka ay Birtu ku Badan Tahay
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» nashiido magaceed tahay..........
» muxaadaro magaceeda tahay((qabyaalada))
» nashiido maqal iyo muqaal oo magaceeda tahay.............
» muxaadaro uu aqrinaayo sheekh boqolsoon ay magaceeda tahay,,,,,,,,
» kitaab ay dad badan raadinaayeen

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Caafimaadka-
Jump to: