Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah

Go down 
3 posters
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah  Empty
PostSubject: Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah    Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah  EmptyWed Jul 14, 2010 10:01 pm

Maalinkasto aduunkaad waxaa la kulmaysaa dhacdooyin layaab badan kuwo qaarkood kuwaasoo mid walbo ay leedahay saameynteeda goonida ah.

haweeneydan ayaa horey u dhashay laba gabdhood oo mataano ah ka hor mataanahaan lixda, waxa ay qorsheeyeen in ay dhalaan ilmahoodii labaad, sida laga soo xigtay Kate oo ah hooyada dhashay wiilashan iyo gabdhahaan mataanahah ahCaruurtan waxa ay ku dhasheen xaruunta caafimaadka ee Hershey kana mid ah Gobolka Pennislafeeniya, dhalistii caruurtaan ayaa waxaa ka qayb qaatay in ka badan 50 iskugu jira dhaqaatiir, kalkaaliyaal iyo shaqaale kale.

by:
omar suleiman omar (Tita)
Back to top Go down
Admin
Maamule Ku Xigeen
Maamule Ku Xigeen
Admin


Mawduucyadaada : 77
ka Qeeb Qaadashaadaada : 155
Mahadcelin : 2
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010

Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah  Empty
PostSubject: Re: Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah    Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah  EmptyThu Jul 15, 2010 11:29 am

waa wax yaab leh alaaah aa kaa abaal mariyo walaal tita
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah  Empty
PostSubject: Re: Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah    Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah  EmptyTue Aug 10, 2010 9:55 am

waaa mucjiso yaab leh oo noo tilmaamaysa alaah awoodiisa
Back to top Go down
Sponsored content





Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah  Empty
PostSubject: Re: Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah    Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah  Empty

Back to top Go down
 
Haweenay dhashay lix canug oo mataano ah
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» nin jarmal iyo mid u dhashay dalka ruushka oo .........

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta mucjizooyinka aduunka-
Jump to: