Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Mukulaal labo waji leh oo ku dhalatay Virginia

Go down 
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

Mukulaal labo waji leh oo ku dhalatay Virginia Empty
PostSubject: Mukulaal labo waji leh oo ku dhalatay Virginia   Mukulaal labo waji leh oo ku dhalatay Virginia EmptyWed Jul 14, 2010 9:51 pm

Yaanyuurtan labada waji leh oo ku dhalatay Charleston ayey ku sheegeen dhaqaatiirta xanaanada xoolaha ee deegaankaas in jaaniskeeda ay ku noolaan karto in uu yahay 50%. Mukulaashan oo loo bixiyey labo waji leey, ayaa la keenay wax yar kadib markii ay dhalatay xanaanada xoolaha arbacadii la soo dhaafay, sababtoo ah hooyada mukulaashan ayaa diiday in ay xanaaneyso.
Dr Erica Drake ayaa yiri waxa ay ku dhalatay xaalad dhif iyo naadir ah oo loo yaqaano (diprosopus), taas oo macnaheedu yahay waxa ay xaqiiqdii leedahay labo waji iyo labo af. Labo afne waxa ay leeyihiin afar indhood, labo san iyo labo af.
Drake ayaa yiri labada af ee yaanyuurtan waxa ay u shaqeeyaan si kala gooni gooni ah waxa ayna rumeysan tahay in afkasto uu leeyahay cunguri u gooni ah taas oo ay cuntadane hal calool geynayaan. Waxa ay noqoneysaa in la fiiriyo qaab dhismeedka hoose ee yaaanyuurtan sidii la ogaan sida mukulaashan u shaqeyn doonto.
By:
Omar Suleiman Omar (Tita)

Back to top Go down
 
Mukulaal labo waji leh oo ku dhalatay Virginia
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta mucjizooyinka aduunka-
Jump to: