Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Ila Qosol KKKKKKKKKKKKKKKK

Go down 
AuthorMessage
tita
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 59
ka Qeeb Qaadashaadaada : 165
Mahadcelin : 1
Is Diiwaangalintaa : 25/03/2010
36
Halkaa joogto : Mogadishu-Somalia
Shaqadaada : lecturer at PLASMA & JAZEERA Universities

Ila Qosol KKKKKKKKKKKKKKKK Empty
PostSubject: Ila Qosol KKKKKKKKKKKKKKKK   Ila Qosol KKKKKKKKKKKKKKKK EmptyMon Jul 12, 2010 9:49 pm

Ila qosol inyar
dhalayareey iyo dhuceey ayaa dood dhax martay
Dhalayareey:- Saaxibey warku siiyo anigoo laabta ikacsantahoo jaceelkeygii isa soo buufnay ayaan iskuulka kasoo tagey waxaan guriga imid anigoo gaajo xun iheyso xanaaqiina isii dheeryahay suuligana aan aad ii aad ugu baahanahay inan kasoo xaajo guto , markiiba waxaan galay kushiinka intaan saxan ii qaado soo qaatay ayaan digsi meesha saarnaa daboolka ka qaadey oon moodey ineey wax ku jiraan misna waa maranyahay, waxaan usoo cararay suuligii markii aan fariistoon sheekada dhameestey waxaanba gacanta ku sitaa weli qaadadii ii saxankii kaligeey ayaan qosol ladhacay hooyo oo ila yaaban ayaa suuligii iigu soo furtay misna waxey aragtay anoo gacanta ku heysta saxan ii qaado hooyo afkeey kala furatay alla gabdheyda waa iga waalatay haliigu yeero sheequl qarni majinigii aan somaliya ugu sootagay miyaa nadaba socda, waalii qabqabtay lii xir xiray dhexda in lii geshtey jiniyaan ka daaweeneenaa sidii lii tumaayay ayagalee iga daalay yaaba ani wax iga maqlaayo, saanaa lii galay ee maxaan sameeyaa , majaceelkaa waxaan ii keeney? ,magaajadaa iikeentey? mise jinigaa run ah? anaab hada iska shakisan.
dhuceey:- kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Macaaneey aan war ku siiyo adi waxaad iloowdey wax muhiim ah, tasoo ah ducooyinkii nala dhahay aqrista markaad guriga kabaxeesaan, markaad soo galeesaan, markaad suuliga galeesaan ayaad iloowdey, markasaa gurigaba kusoo gashay sac weeraxay camal marka wax maqabtidee buufis jaceel jinigii ladhahaayay lee lagaa tumee iska adkeeso macaaneey hada kadib ducada xasuusnoow, waalidiintaan garna magasho mana kabaxdo doolar aruuris ey ku jiraan i dubeey daaro kajeexo adoo habeenkii qarwaayale hadii lagu arko naa maxaa soo sameesey aa meel kuu taalo,



Ilaqosol Ilaqosol ilaqosol
Dhuceey:- Saaxibeey haye waaba lagu waayee aan war ku siiyo sheeko dhacdaan kuu hayaayee
dhala yareey:- Haye maantana maxaa ii wadaa hee
Dhuceey:- waxaan kuu sheegayaa adamigu mararka qaarkood waxuu iska aaminaa waxaan marnaba macquul eheen hadana maba moodo in uu denbi dhexdabaalanaayo, awood alihii ina uumay mooyee aan cidkale leheen ayuu si fudud ku mala awaalaa sheedaankana ugu fa aideestaa.
Dhalayareey:- haye waaba yabee hadana somalideena waxaaba ina haleeyey dhaqankeena intiisa badan aan leheen sal iyo raad toona bal iisheeg maxaad aragatay.
Dhuceey:- Saxibeey berigii ardeyda loo diraayay ololaha horumarinta reer miyaga ee afsomaliga dadka labaraayay waa tii iskuul waliba gobol loo diraayay, laba wiil oo waqooyi ka yimid ayaa loo diray gobolka jubada hoose ee kismaayo wilashaan waxaa ka dhaadhacsaneed in kismaayo dadka joogo ama ku nool ey qaarkood ruuxa bini adanka ihi ey badali karaan ey ka dhigi karaan xayawaan sixir dartii weliba markeey hablaha ku jeclaadaan, labadaan wiil taa ayaa ku qufulneed ama ka dhaadhac saneed labadooda si ey isku ilaliyaan waxey wada kireesteen qol oo halkaa ayeey ka shaqo tagi jireen soona wada laaban jireen, habeen habeenada ka mida eyey qayilaad u fariisteen waxaa ka go ay sigaarkii mid ayaa yiri iyara sug an dukaan kaa inoo dhaw inooga soo iibiyee markuu tagay ayuu wuxuu dukaanka kula kulmay gabar sheekuu iska camirtay, kii kale suu u sugaayay ayuu daahsadey markaasuu dibada usoo yara baxay misne wuxuu arkey dameer guriga agtiisa daaqaayo markaasuu moodey saxibkii oo lasoo badalay, markaasuu dameerkii intuu u tagay leeyahay, Miyeey ku badaleen masidaa eyey kuu galeen alla halkeen adaa bal aqalka soo gal suu dameerkii u riixaayay markii danbe dameerkii ayaa kacararay asoo yaaban ayuu aqalkii kusoo laabtay asagoo dhafooraha heysta ayaa waxaa albaabka usoo garaacey saxaibkii oo ey lasocoto gabadhii ey dukaanka isu barteen markuu kafuray ayuu yiri, miyey hadana sidaadii kuu soo celiyeen waa ilaah mhadii, matii ayaa ku daba socoto oo hadeer dameerka kaadhigatay naa ina dhaaf alihii ku uumay kayaaboo.
Dhalayarey:- Bisnka bisinka waa arin cajiibbadan dad badan ayaa waxasa ii wax lamida ku dinbaawa oo ruux bini adana waxuu u shegey iska amina ala maskiin haye gabdhii maxey sameesey
Dhuceey:- Wuxuu usoo qaatay kal masoo geleesid eyuu yiri saxibkii yaab war maxaaku heley ma intaan ka amaqnaa miyaa lagu heley, war aniga cidina ima helinee iskama war heysidee adigaalagu heley oo ey weli ku daba socotaa mawaxey kuu soo raacdey ineey aniguna ri iga dhigto naa na dhaaf dheh, gabadhii ayadoo yaaban eyey ka tagtey.
By:
Omar Suleiman Omar (Tita)

Back to top Go down
 
Ila Qosol KKKKKKKKKKKKKKKK
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Wararka iyo Maqaalooyinka-
Jump to: