Assalamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakaatuh.
Salaan ka dib ikhwaanii ilaahay haka abal mariyo walaalka ...
Lakin waxan rabaa in aan cadeeyo Axaadiista qaar ayaa ah mid daciif ah ama aan nabiga ka sugnayn:
الحديث::::يأتي زمان علي أمتي يحبون خمس و ينسون خمس يحبون الدنيا و ينسون الآخرة يحبون المال و ينسون الحساب يحبون المخلوق و ينسون الخالق يحبون القصورو ينسون القبور يحبون المعصية و ينسون التوبة فإن كان الأمر كذلك ابتلاهم الله بالغلاء و الوباء و موت الفجأة و جور الحكام
الحديث ضعيف ؟؟؟؟؟
الحديث::::قال رسول الله صلى الله عليه وآله و سلم: 'من صلى علي في يوم ألف صلاة لم يمت حتى يبشر
الحديث ضعيف ؟؟؟
الحديث :::من صلى علي في يوم مائة مرة قضى الله له مائة حاجة: سبعين منها لآخرته و ثلاثين منها لدنياه
الحديث ضعيف؟؟؟؟
الحديث :::::من صلى على حين يصبح عشرا وحين يمسى عشرا أدركته شفاعتي يوم القيامة
الحديث ضعيف؟؟؟؟؟
الحديث:::::'من صلى علي واحدة صلى الله عليه عشر صلوات وحط عنه عشر خطيئات ورفع له عشر درجات
الحديث صحيح؟؟؟؟
الحديث ::::ما من أحد يسلم علي إلا رد الله علي روحي حتى أرد عليه السلام
الحديث صحيح؟؟؟؟
الحديث::::::إن أولى الناس بي يوم القيامة أكثرهم علي صلاة
الحديث صحيح ؟؟؟؟؟
Faahfaahinta Axaadiista Waxaad ka eegtaa Linkigan:
http://www.islamweb.net/ver2/Fatwa/ShowFatwa.php?lang=A&Id=80745&Option=FatwaIdMidda kale Waxaan rabaa in aan sheego waxaan la dhahaayo Hadii aad sidaa yeesho waxaad heleysaa sidaa iyo sidaa oo ay dadka qaar iska samayteen Wax daliil ah looma haayo Walaalka wuxu soo qoray :
Qofkii 10qof u dira 10malyan oo xasanaad ah ayu helaayaa Waxaas waa khalad ay dadka qaar sameeyeen ....Walaalaha haka digtoonaadaan
Intaad wax hagaaji is leedahay ayaad nabiga Wax uusan dhihin ka dheegeysaa...Marka halayska eego xadiis kasta Sixadiisa iyo dacfigiisa
Baarakumullahu Fiikim Akhukum Abu-cumar