Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 Codse mudane sare salmaan

Go down 
2 posters
AuthorMessage
abdi hafid abdi salan1
Madaxa Qeebta Maaqaalooyinka & Maahmaahyada
Madaxa Qeebta Maaqaalooyinka & Maahmaahyada
abdi hafid abdi salan1


Mawduucyadaada : 20
ka Qeeb Qaadashaadaada : 46
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 14/02/2010
35
Shaqadaada : student at university

Codse mudane sare salmaan Empty
PostSubject: Codse mudane sare salmaan   Codse mudane sare salmaan EmptyMon Feb 15, 2010 9:57 am

inkastoo dadka qaarkiisa ay ku adkaanayso fahanka areyga MUTADAHA waxaan codsanayaa in laga badalo oo loo raadiyo eray afsoomaali ah oo ku haboon ama ku macnaha ah midka hada meesha ku qoran si ay ardayda carabiga aan aqoon ugu faaidaystaan waa taladii ugu horaysay ee aan ku darsanaayo website kaan ok

BY: Abdi hafid abdi salan ibrahin
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

Codse mudane sare salmaan Empty
PostSubject: waa la ajiibay codsigaada   Codse mudane sare salmaan EmptyTue Feb 16, 2010 6:13 am

walaal marka koowaad walaal abdi hafid waa salaamantahay .
mida labaad walaal fikarada aa noo soo bandhigtay ee ah inaan badalno magacaas muntadah walaal waa ku mahad santahay fikradaada inshaa alaah walaal fikaradaada waa fikrad zaaid u muhiim ah inshaa alaah waana badalaynaa walaal waa mahad santahy walaal salaamu calykum
**************************************
maamulka shabakada maadow alafdal
Bin Maadow
++++++++++
Back to top Go down
 
Codse mudane sare salmaan
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Fadlan Ku Dar Ra'yigaada Halkaan!!-
Jump to: