Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 waa walaalkiina maxamacarab

Go down 
2 posters
AuthorMessage
maxamcarab
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 1
ka Qeeb Qaadashaadaada : 1
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 02/06/2010

waa walaalkiina maxamacarab Empty
PostSubject: Re: waa walaalkiina maxamacarab   waa walaalkiina maxamacarab EmptyThu Jun 03, 2010 3:12 am

ascww walaalayaal ama sxbyaal waxaan idnku salamayaa salaan mida ugu carafta badan sln ka dib waxaan idiin leeyahay meel walibo aad joogtaan aan u ducayno walaalaheen filasdhiin iyo walaalhayna gaza aniga run ahantii aad ayaan ugu xumahay waxii ay geestay yahuuda nacalada allaah korkooda saaro waxayno ku dhaqaaqeen waa waxashnimo waana fal aad loogu xumaado waxaana leeyahay shabaabka carabta ama kuwa islaamka meel waliba ay joogaan aan u istaagno saan u caabin laheen gaza insha allaah allaah wuu u gar gaarayaa walaalaheena waxaana idinku boorinaayaa hadeedaanin u awoodin inaad wax u qabataan ducada ugu kaalmeeya taasba waa wax aad u qabateen insha allaah filasdhiin way xurooweeysaa walaalayaal waxaan idiin leeyahay meel waliba aad joogtaan allaah caafimaad idiin wada siiyo macakum alf salaam waxaana u mahad celinayaa dhamaan maamulka iyo asxaabta shabakada maadoow gaar ahaan asxaabta maxjuub gaar ahaan reer sudaan waxaan diin leeyahay ii noolaada waa sxbkiina ama walaalkiina maxamed axmed macow ama maxamcarab ascww[i]
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

waa walaalkiina maxamacarab Empty
PostSubject: Re: waa walaalkiina maxamacarab   waa walaalkiina maxamacarab EmptyThu Jun 03, 2010 11:47 am

sxb shariifka soo dhawoow markale waxaan ku leeyahay soo dhawoow alaahne waxaan ka baryaa umadaan u guul ka siiyo cadowgooda,
alaahne uu guul siiyo mujaahidiinta meel walba ay duninda ka joogaan. Smile
Back to top Go down
 
waa walaalkiina maxamacarab
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta isbarashada & xiriirka xubnaha webka-
Jump to: