Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 ninka dunida ugu gaaban

Go down 
2 posters
AuthorMessage
wadani
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 71
ka Qeeb Qaadashaadaada : 119
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 24/02/2010

ninka dunida ugu gaaban Empty
PostSubject: ninka dunida ugu gaaban   ninka dunida ugu gaaban EmptyFri Apr 30, 2010 7:31 am

salaaamu calaykum
maanta walaalah waxaan u keeenay war yaaab badan ay ku qosol doonaan ku na yaab doonaan



ninka dunida ugu gaaban Ningaban1Mr Pingping Waxa u ku dhashay Wulanchabu ee
dalka China sanadki 1988 waxaana loo aqansaday in uu yahay ninka
aduunka ugu gaban una galay buuga loo yaqan Guinness World Records.
Waxaa uu ku geeriyodey dalka Italy waxa u ku jirey dhakhtarka ila
labo todobad isaga oo ka samaynayay barnamij ka baxi jiray Tvga lana
magac baxey Record Show.Mr Pingping waxa uu ahaa qof aad aduunka looga
jecel yahay.


waa inoo kulan danbe iyo mucjiso cusub slaaamu calaykum
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

ninka dunida ugu gaaban Empty
PostSubject: Re: ninka dunida ugu gaaban   ninka dunida ugu gaaban EmptyFri May 07, 2010 9:26 pm

wacalaykumu salaam
waaa la yaab
Back to top Go down
 
ninka dunida ugu gaaban
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Daawo Ninka sadaxaad ee dunida ugu dheer
» Ninka 2-aad ee Aduunka ugu wiji weyn
» Mala ogaan karaa ninka inuu yahay Bikro?

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta mucjizooyinka aduunka-
Jump to: