Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 subxaanlaaah:nin u ogolaaday naagtiisa inay nimankale u galmoodaan

Go down 
2 posters
AuthorMessage
mujaahid123
shabakada maadow
shabakada maadow
mujaahid123


Mawduucyadaada : 58
ka Qeeb Qaadashaadaada : 123
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Halkaa joogto : muqdisho al ciz
Shaqadaada : xoreenta dalka

subxaanlaaah:nin u ogolaaday naagtiisa inay nimankale u galmoodaan Empty
PostSubject: subxaanlaaah:nin u ogolaaday naagtiisa inay nimankale u galmoodaan   subxaanlaaah:nin u ogolaaday naagtiisa inay nimankale u galmoodaan EmptyMon Apr 26, 2010 7:10 am

subxaanlaaah:nin u ogolaaday naagtiisa inay nimankale u galmoodaan I183101

salaaamu calaykum
gaaladaan mar walba waxaa ka maqlee ama aa ka arkaysaaa wax kaa yaabiya ninkaa gaalka ah aa sawirkiisa aa u jeedaaan waaa nin xishmadii ay ka tagtay oo xayawaanada hadaaa ka daray alaah ayaaa noo xaqiijiyay إنهم إلا كالأنعام بل هم أضل سبيلا iyaga waa xoolihii iska daayee xoolahee ka daranyihiin alaah ayaa quraanka noogu sheegay marka aan guda galo maqaalkaan.
Haweenay u dhalatay dalka Maraykanka ayaa qaylo dhaan kadib laga
badbaadiyay ninkeeda oo ku qasbi jiray inay u galmooto rag kale, si’ay lacag uga
hesho lacagtaasina ee ninkeeda siiso haddii kale uu u diidi doono inay aragto
wiil ay u dhashay.
Kadib markii uu ku qasbay inay niman kala duwan oo ku kala nool 8 gobol oo ka
tirsan Maraykanka ay la seexato, ayay haweenaydaasi qaylo dhaan u dirsatay
boliska magaalada Chicago oo ay markaasi joogtay. Boliska ayaa xiray ninkeedii
oo kasoo jeeda gobolka Minnesota, kaasoo lagu magacaabo Clinton Danner
Haweenaydan ayaa sheegtay inuu ninkeeda galin jiray magaceeda iyo
sawirkeedaba bogga Internet-ka ee galmada, isagoo shaacinaya inay galmo doon
tahay, dabadeed waxaa soo dalban jiray rag fara-badan, kuwaasoo lacag diyaar
la-ahaa. lacagtase ay ka hesho raggaasi aya waxay u diri jirtay ninkeeda, haddii
ay diidana wuxuu wacad ku maray inaysan dib danbe u arki doonin wiil ay u
dhashay.
Boliska ayaa sheegay inay haweenaydan ay aad u da’a yartahay, cabsi badan-na
ka qabtay ninkeeda oo ka da’weynaa. Iyada iyo canugeeda ayaa haatan ku sugan
meel nabad ah oo aan la shaacin sababa jira awgeed. Boliska ayaa xiray ninkeeda
kadib markii ay u adkeysan weyday wax yaabaha xun xun ee uu ku qasbi jiray
xaaskiisa.
Galmadii ugu danbeysay ee gabadhani sameyso ayaa waxay ka sameysay gobolka
Florida,
Si kastaba ha’ahaatee ninkii qabay gabadhaan ayaa hada ku jiray xabsi, lama
oga waxa ay ku xukumi doonto Maxkamadda dalka Maraykanka, hase ahaatee waxaa
lagu soo waramayaa inuu la kulmi doono ciqaab adag.
salaamu calaykum
Back to top Go down
maanka
shabakada maadow
shabakada maadow
maanka


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 81
Mahadcelin : 3
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010

subxaanlaaah:nin u ogolaaday naagtiisa inay nimankale u galmoodaan Empty
PostSubject: Re: subxaanlaaah:nin u ogolaaday naagtiisa inay nimankale u galmoodaan   subxaanlaaah:nin u ogolaaday naagtiisa inay nimankale u galmoodaan EmptyTue Apr 27, 2010 2:46 am

Innaalillah wainaa ilayhi raajicuun.
Jazaakallah Akhiii
Waxaa weeyaan Dhaqankaas iyo Xadaaradaas aan anshaxa lahayn ayay rabaan in ay u soo dhoofiyaan Dhulka islaamka.
Back to top Go down
 
subxaanlaaah:nin u ogolaaday naagtiisa inay nimankale u galmoodaan
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» culumada oo u adeegsanaya layzar inay kaga hortagaan kaneecada
» xaaska raiisulwasaarihii hore ingiriiska tonny balayr oo walaasheeda ay iclaamineeso inay muslimtay

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta mucjizooyinka aduunka-
Jump to: