Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 cunug yar oo qaba 4lugood.............

Go down 
2 posters
AuthorMessage
halyeey_soomaaliyeed
shabakada maadow
shabakada maadow
halyeey_soomaaliyeed


Mawduucyadaada : 49
ka Qeeb Qaadashaadaada : 113
Mahadcelin : 4
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010
Shaqadaada : arday jaamacadeed

cunug yar oo qaba 4lugood............. Empty
PostSubject: cunug yar oo qaba 4lugood.............   cunug yar oo qaba 4lugood............. EmptyThu Mar 25, 2010 5:15 pm

salaamu calykum
cunug yar oo qaba 4lugood............. Cunug204

Ayadoon lala yaabeen waxyaabaha cajaa'ibta leh ee ka dhaca dunada ayaa misna waxaa jira in maalin walba ay ka dhacaan aduunkaan aynu ku noolnahay wax kaa sii yaabinayo kaa oo keena in wax badan ay kuu soo kordhiso marka aad maqasho ama aad aragto.

Waxaa arin mucjiso leh ay noqotay kadib dhawaan uu ku dhashay cisbitaal ku yaala magaalada Xalib ee wadanka Suuriya cunug afar lu goodleh,kaas oo si aan dhibaato lahayn uga yimid minka hooyadiis,iyadoona ay dhakhaatiirtii ka umulinaysay hooyadiis ay si aan dhib lahayn u soo saareen cunugaasi.

Axmed Sheikh Maamulaha cisbitaalka caruurta ee magaalada Xalib ee Suuriya ayaa sheegay in uu cunugaasi ahaa markii uu abuurka ku jiray labo mataana ah,laakiinse uu is badalay bartamaha xiliga uu ku jiray heerarka koriinka ee Minka hooyada.


Mucjisada Ilaahay, Wiilkii yaraa ee ku dhashay 4ta Lug ....... Dhakhtar qaabilsan qaliinka oo lagu magacaabo Muniir Caruuq ayaa isguna sheegay in uu cunagani yahay mataano aan dhamystirneen,kaasoo si Naadir ah loogu arko caalamka ilmo ku dhasha xaalada mataano aan dhamaystirmin.

Maamulka cisbitaalka uu ku dhashay cugani ayaa wada xanaanayn joogta ah oo ay sii nayaan cunuga iyo hooyada dhashay.

Sidoo kale, Dhakhaatiiru waxaa kaloo ay sheegeen in aanay weli kala cadayn Karin in uu ilmahan yahay gabar ama wiil,laakiinse ay baaritaano ay ku samaynayaan cunugaasi kadib ay kala cadayn doonaan.

Dhanka kale, Arintan Mucjisada leh ayaa si dhifdhif ah uga dhacda caalamka iyadoona aan inta badan lagu arkin dhacdooyinka caalamka ee caruurta dhalata,labo mataana ah oo ku xumaada inta ay ku jiraan minka hooyada kadibna isu badala sedan oo kale.
Back to top Go down
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

cunug yar oo qaba 4lugood............. Empty
PostSubject: Re: cunug yar oo qaba 4lugood.............   cunug yar oo qaba 4lugood............. EmptyWed Mar 31, 2010 2:13 am

walaahi walaal waa mucjiso zaaid u yaab badan maa shaa alaah
Back to top Go down
 
cunug yar oo qaba 4lugood.............
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» khudbad uu aqrinaayo cunug yar
» cunug yar oo siyaab leh dhimasho kaga badbaaday
» cunug yaroo indhoola ah oo sida sheekh.........

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta mucjizooyinka aduunka-
Jump to: