A/salaamu calaykum, waxaan oganahay in uu laser yahay iftiin u sameesan sida sixirka oo kala ahiftiinkaasi wuxuu awood u leeyahay in uu kala gooto ama dhilaaliyo birta adag ama in uu ka dhax baxo dhagax oo ifitiin aad u xoogan , haduu ka dhaco ishi insaanka wuxuu awood u leeyahay in uu qofka ka dhigo il buun ama in uu dilo ansijooyin ka isha oo dhan
haadaan isku dayo in aan soo qulaaaseeyo mawduuca oo ah sidee ay mac quul u tahay in ay dictora da ku qalaan qof ibnu aadam ah oo na mar la waad ku tolaan shucaa ca lasear ka loo yaqaano.
hadaan ku soo dayno shucaaca ama ilees ka leser ka wuxuu awood u leeyahay in uu ka dhax baxo maqaar ka kore ee jirka kadib na dector ka ku taqasusay camaliyada jiraaxada ama ha adaado dictor ku taqasusay medical physcis ama dictore opration ah wuxuu saaidn karaa xooga ama taradud ka leserka taasi oo awood u leh in ay dhax gasho gudaha jirka kadib na dictor ka wuxuu sameen karaa in uu toos u galo ca maliyada jiraaxada ama qal niini ka . shucaaca lesr ka wuxuu awood u leeyahay dictor ka mar ka uu dhameeyo camaliyada jiraxada ha ahaato mida qurxinta wajiga ama qalniinka kala duwan wuxuu awoood u lee yahay dictorka in uu ku dul qoro magiciisa iyo saxiixiisa dusha khaliyada ama (ansijada) qalniinka lagu sameeyaya.
waa wax cajib ah leser ka
waxaan idin ka rajeenayaa in aad i soo weediisaaan su'aal walbo oo physics ku saabsan
waxaan isku dayi doonaa in aan ka jawaabo in sha alaaaah ,
salaamu calyukummmmm.