Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 *xikmada usbuucaan*

Go down 
2 posters
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow
Ina_Maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

*xikmada usbuucaan* Empty
PostSubject: *xikmada usbuucaan*   *xikmada usbuucaan* EmptySat Feb 13, 2010 8:40 am

salaamu calykum
xikmada usbuucaan waxaan ka dhigaynaa hadal uu dhahay saxaabiga cali binu abii dhalib alaah ha karaali noqdee ayaa wuxuu dhahay:-
((sadax qof waxay ku fadhiyaan kunuuzta janada:-
1-qofka qarinaayo sadaqada micnaheeda waa markuu sadaqada dhiibayo ayuu dadka iska qarinaa .
2-qofka qarinaayo markii ay musiibad ku dhacdo.
3-qofka qarinaayo markii uu xanuusanyahay ama uu jiranyahay.
halaahaas ayaan usbuucaan ku soo qatimeenaa xikmadeena
-waa walaalkiina Bin Maadow-
-oo qayr idin rajaynaya-
wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatuh


Last edited by BinMaadow on Tue Feb 16, 2010 6:51 am; edited 1 time in total
Back to top Go down
jeclaha
Guest
Anonymous



*xikmada usbuucaan* Empty
PostSubject: mahadsani   *xikmada usbuucaan* EmptySat Feb 13, 2010 12:23 pm

walaahi walal waa ku mahad santahay
Back to top Go down
Dr.Jabjab
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 3
ka Qeeb Qaadashaadaada : 3
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 25/02/2010

*xikmada usbuucaan* Empty
PostSubject: Re: *xikmada usbuucaan*   *xikmada usbuucaan* EmptyThu Feb 25, 2010 2:55 am

wow run ahaati waa xikmad aa la dhaliil san karin xikamda usbaacan , bin maadow waa ku mahad santahay mida aad ku so dabacday bogga , kuwa sii badan waa sii rajeyneynaa ensha'allah bounce
Back to top Go down
Sponsored content





*xikmada usbuucaan* Empty
PostSubject: Re: *xikmada usbuucaan*   *xikmada usbuucaan* Empty

Back to top Go down
 
*xikmada usbuucaan*
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Gabayada iyo Murtida iyo Maahmahyada-
Jump to: