Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 jawaaab wacan

Go down 
4 posters
AuthorMessage
eng.deeqow
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 3
ka Qeeb Qaadashaadaada : 5
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 08/06/2010

jawaaab wacan Empty
PostSubject: jawaaab wacan   jawaaab wacan EmptyTue Jul 20, 2010 3:55 am

NIN AYAA WUXUU HAYSTAY DIINTA MAJUUSIGA WUXUU GUURSADAY GABADHIISII WAXAY DHASHAY GABAR WUXUU GUURSADAY GABADHEEDII UU AWOOWGA U AHAA MARNA UU DHALAY,KADIB WAY ISLAAMEEN OO DIINTA ISLAAMKA AYAY QAATEEN,,MARKAY ISLAAMEEN WAXAA DHINTAY NINKII AABAHA AHAA AWOOGANA U AHA GABADHA YAR,MAXAY KU DHAX LAYAAN HANTIDIISA,MA SOWJ NIMO, MISE AABANIMO,MISE AWOOW NIMO.

ISKU DAY INAAD KA JAWAABTO SU'AASHAAN DIINIGA AH???? geek geek
Back to top Go down
Admin
Maamule Ku Xigeen
Maamule Ku Xigeen
Admin


Mawduucyadaada : 77
ka Qeeb Qaadashaadaada : 155
Mahadcelin : 2
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010

jawaaab wacan Empty
PostSubject: Re: jawaaab wacan   jawaaab wacan EmptyThu Jul 22, 2010 3:41 am

inshaa alaah waxaan rajayneenaa su,aashaada inay ka jawaabaan dadka cilmiga u leh waaana ku mahadsanthaay
Back to top Go down
mujaahid123
shabakada maadow
shabakada maadow
mujaahid123


Mawduucyadaada : 58
ka Qeeb Qaadashaadaada : 123
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Halkaa joogto : muqdisho al ciz
Shaqadaada : xoreenta dalka

jawaaab wacan Empty
PostSubject: Re: jawaaab wacan   jawaaab wacan EmptySat Jul 24, 2010 10:11 pm

aniga suaaal badan ayaan ka qabaa suaaashaan uu na waydiiyay walaalka waxaana kusoo gababa gabaynaa suaasha walaalka inaysan wax ka jirin ama hanoo sheego haday ka tahay dheedheel..............
Back to top Go down
maanka
shabakada maadow
shabakada maadow
maanka


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 81
Mahadcelin : 3
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010

jawaaab wacan Empty
PostSubject: Re: jawaaab wacan   jawaaab wacan EmptySun Aug 15, 2010 5:14 pm

KKK Aniga waan arkay Mas`aladaan laakiin Walaalka waxaan u malayn Wuxuu ka soo raray Webside .......Waxaa meelaha ku qora Qoladan shiicada oo Xalliya .................Waxan dhihi lahaa Hadii aad rabto in lagaa faa`idaysto masaa`il dadka anfacaayo ayaa iska badan ........Lakin ha iska soo qorin Xujjo ahaan........Waa Iga talo

Jawaabteedana Waa sidaan:
فان تزوج مجوسى ابنته فولدت له ابنة ثم تزوج ابنة ابنته فولدت له ابنة ثم مات فالمال بينهن اثلاثا، فان ماتت الاولى التى كان تزوجها فالمال لابنتها وهى الوسطى، فان ماتت الوسطى بعد موت الاب فلامها وهى العليا السدس و لابنتها وهى السفلى النصف وما بقى رد عليهماعلى قدر انصبائهما، فان كانت التى ماتت هى السفلى وبقيت العليا فالمال كله لامه وهى الوسطى وسقطت العليا لانها اخت وهى جدة، ولا ميراث للاخت مع الام.

-Hadii uu Guursado Gabadhiisa ..Gabadhna ay u dhasho hadana uu tii loo dhalay gursado hadana ay dhasho gabadh Waxay u leeyihiin maalka athlaath, Hadii ay dhimato midii ugu horreysay Maalka waxaa leh gabadheedii dhexe Hadii ay dhimato midii dhexe aabbaha ka dib hooyadeeda kore Waxay qaadan 1/6(lix meelood meel) gabadheeda ka hoosaysana 1/2(maalka niskii) Wixii soo harana Waxaa la dhahaa RAD waxa lagu celinaayaa labadooda...........

Runtii waa mas`alo qaab daran oo Xujjo loogu tala galay .....
Mana jirtaba xaqiiqadeeda waa mala awaalkii Kutubta Shaaficiyada ku ooli jirtay oo kale..kkkk

Insha Allah waxan rajayna in Wax walaalaha anfaca mar kale lasoo qori doono

Jazaakumullahu khayran
Back to top Go down
Sponsored content





jawaaab wacan Empty
PostSubject: Re: jawaaab wacan   jawaaab wacan Empty

Back to top Go down
 
jawaaab wacan
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Cilmiga-
Jump to: