Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 isbarasho walaalaha dhan

Go down 
3 posters
AuthorMessage
abuu xamdaan
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 1
ka Qeeb Qaadashaadaada : 3
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 06/05/2010

isbarasho walaalaha dhan Empty
PostSubject: isbarasho walaalaha dhan   isbarasho walaalaha dhan EmptyThu May 06, 2010 12:16 am

salaamu calaykkum
waxaaan halakaaan ka salaaamaa walaaalaha webka marka ogu horaysa anoo isbaraya dhamaan walaalaha magaceega waa xasan turaabi oo ku magac dheer abuu xamdaan waxaan ahay arday jaamici ah kuliyada shareeca waxaan idin leeyahay isbarasho wanaagsan oo wacan dhamaan walaalaha salaaamu calykuum
Back to top Go down
maanka
shabakada maadow
shabakada maadow
maanka


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 81
Mahadcelin : 3
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010

isbarasho walaalaha dhan Empty
PostSubject: Re: isbarasho walaalaha dhan   isbarasho walaalaha dhan EmptyFri May 07, 2010 7:04 pm

Maasha allah soo dhawoow akhii Waa loo baahanyahay Qof Shareecada baranaayo daalibul cilmi ah.
Waxan ilaahay ka rajaynaayaa inuu kaa dhigo Caalim ilaahay diintiisa ku cizeeyo
ee aadan noqonin Culimada waxa ay barteen ku raadsada Dhuuni ama hawadooda wax ku dhisa!...insha allah ilaahay kaama dhigo
Walaalahaa Way ku soo dhawaynayaan Faddal wabaarakallahu fiik.
Walaalkaa C/raxmaan
Back to top Go down
umu-salama
shabakada maadow
shabakada maadow
umu-salama


Mawduucyadaada : 44
ka Qeeb Qaadashaadaada : 86
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 10/03/2010

isbarasho walaalaha dhan Empty
PostSubject: Re: isbarasho walaalaha dhan   isbarasho walaalaha dhan EmptyThu May 13, 2010 5:44 am

maashaa alaah waalaal ku soo dhawoow webka ani iyo walaalahaba waaan ku soo dhawayneenaaa jazaakalaahu khayraa
Back to top Go down
Sponsored content





isbarasho walaalaha dhan Empty
PostSubject: Re: isbarasho walaalaha dhan   isbarasho walaalaha dhan Empty

Back to top Go down
 
isbarasho walaalaha dhan
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Salaaan asxaabta oo dhan
» Dhamaan Walaalaha Shabakada waxaan leenahay Ciid Wanaagsan
» salaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan walaalaha o idil
» barnaamij u muhiim ah walaalaha mathmatics
» Dhamaaan Walaalaha Soomaaliyeed Ciid Wanaagsan

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta isbarashada & xiriirka xubnaha webka-
Jump to: