Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 TALO WALAALNIMO

Go down 
2 posters
AuthorMessage
ducaysan
Guest
Anonymous



TALO WALAALNIMO  Empty
PostSubject: TALO WALAALNIMO    TALO WALAALNIMO  EmptySun Sep 19, 2010 9:07 am

ASSALAAMA CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUHU

SALAANTA ISLAAMKA EE DUCADA AH KA DIB AKHIL FAADIL WAXAA IGA CODSI AH ISLAMARKAANA AAN JECLAHAY INAAN KU SIIYO TALO WALALNIMO OO ADDUUNYO IYO AAKHIRABA KULLIGEENA NA WADA ANFACDO.
MARKA HORE WAA MAASHALLAAH WEBKAADA WAANA MID UMMADDA MUSLIMIINTA GAAR AHAAN SOOMAALIDA SI FIICAN U ANFACAYO, WAA WEB FAA'IIDO BADAN LEH KANA BUUXAAN DURUUS ISLAAMI AAN LA TIRA KOOBI KARIN IYO WAX KASTA OO MAADDI AH OO HORUMAR LEH, AJIR IYO XASANAATBA WAAD HELAYSA INSHALLAAH ADDUUNYO IYO AAKHIRABA LAAKIN WANAAGAAS IYO CULUUNTAAS ISLAAMIGA AH EE KA BUUXDA WEBKAN WAXAA BURBURINAYA FIIDIYOOWYADA AY DADKA KUU SOO DIRAAN EE MUNKARAADKA BADAN WATA OO AAN WAAX MICNA LEH UGU JIRIN QOFKA MUSLIMKA DEMBI MOOYEE AANUU WAX KA KALE KA HELAYNIN SIDAAS DARTEED AKHII ANIGOO ALLE DARTIIS KUU JECEL WAXAAN NAFTAYDA IYO MIDAADABA KULA TALINAYAA INANYNAAN SOO GELIN ISLAMARKAANA AAN KA XERNO WEBKAAN WAX ALLE WIXII MUNKARARAAT AH AMA FIIDIYOOW HA AHAADO QORAAL AFLAGAADO.
KHEYR FARA BADAN AYAAN KUU RAJAYNAYAA

AZKHUUKA FILLAAH DR. GUREY
Back to top Go down
Salman_Maadow
Maamulka
Maamulka
Salman_Maadow


Mawduucyadaada : 11
ka Qeeb Qaadashaadaada : 25
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 17/08/2010

TALO WALAALNIMO  Empty
PostSubject: Re: TALO WALAALNIMO    TALO WALAALNIMO  EmptyMon Sep 20, 2010 4:30 am

maa shaa alaaah waa mahadsantahay walaal
ha ku jeclaado alaahii dartiisa aa ii jeclaatay walaal saan u malaynayo qawaaniinta webka waad aqrisay ayaan umalaynayaa anagoo qawaaniintaasi ku sheegnay wax walboo shareecadeena islaamka khilaafaya inuu webka mamnuuc ka yahay marka wlaaal taladaada zaaid ayaa ugu mahad santahay waxaana zaaid ugu dadaalaynaa inuu webkaani ka bixin wax alaah caro galinaya mar walba anagoo ku dadaalayna alaa raali ahaanshihiisa marka walaal markale waxaan ku leeyahay waa ku mahadsantahay taladaada wanaagsan walaahi waa naga farxisay.
anaga kama soo horjeedno walaal walba oo noo naseexeeya walal mahad sanid kuna soo dhawoow markale webka jazaakalaaahu khayraaa.
Back to top Go down
wadani
shabakada maadow
shabakada maadow



Mawduucyadaada : 71
ka Qeeb Qaadashaadaada : 119
Mahadcelin : 0
Is Diiwaangalintaa : 24/02/2010

TALO WALAALNIMO  Empty
PostSubject: Re: TALO WALAALNIMO    TALO WALAALNIMO  EmptyMon Aug 01, 2011 10:00 pm

waa mahadsantihiay walaalkeena maamulka sidaad u qaadanayso naseexooyinka laguu soo jeedinayo
Back to top Go down
Sponsored content





TALO WALAALNIMO  Empty
PostSubject: Re: TALO WALAALNIMO    TALO WALAALNIMO  Empty

Back to top Go down
 
TALO WALAALNIMO
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» Talo Tayo Leh
» salaaan iyo talo
» Waa Talo Ku aadan Dhanka bage-ka hore ee Webka

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Fadlan Ku Dar Ra'yigaada Halkaan!!-
Jump to: