Ina_Maadow shabakada maadow
Mawduucyadaada : 276 ka Qeeb Qaadashaadaada : 722 Mahadcelin : 6 Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010 Shaqadaada : Arday Jaamici
| Subject: *xikmada usbuucaan* Sat Feb 13, 2010 8:40 am | |
| salaamu calykum xikmada usbuucaan waxaan ka dhigaynaa hadal uu dhahay saxaabiga cali binu abii dhalib alaah ha karaali noqdee ayaa wuxuu dhahay:- ((sadax qof waxay ku fadhiyaan kunuuzta janada:- 1-qofka qarinaayo sadaqada micnaheeda waa markuu sadaqada dhiibayo ayuu dadka iska qarinaa . 2-qofka qarinaayo markii ay musiibad ku dhacdo. 3-qofka qarinaayo markii uu xanuusanyahay ama uu jiranyahay. halaahaas ayaan usbuucaan ku soo qatimeenaa xikmadeena -waa walaalkiina Bin Maadow- -oo qayr idin rajaynaya- wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatuh
Last edited by BinMaadow on Tue Feb 16, 2010 6:51 am; edited 1 time in total | |
|
jeclaha Guest
| Subject: mahadsani Sat Feb 13, 2010 12:23 pm | |
| walaahi walal waa ku mahad santahay |
|
Dr.Jabjab shabakada maadow
Mawduucyadaada : 3 ka Qeeb Qaadashaadaada : 3 Mahadcelin : 0 Is Diiwaangalintaa : 25/02/2010
| Subject: Re: *xikmada usbuucaan* Thu Feb 25, 2010 2:55 am | |
| wow run ahaati waa xikmad aa la dhaliil san karin xikamda usbaacan , bin maadow waa ku mahad santahay mida aad ku so dabacday bogga , kuwa sii badan waa sii rajeyneynaa ensha'allah | |
|
Sponsored content
| Subject: Re: *xikmada usbuucaan* | |
| |
|