Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.
Shabkada Maadow
Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeSearchLatest imagesRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

 

 maahmaahyo soomaaliyed

Go down 
AuthorMessage
halyeey_soomaaliyeed
shabakada maadow
shabakada maadow
halyeey_soomaaliyeed


Mawduucyadaada : 49
ka Qeeb Qaadashaadaada : 113
Mahadcelin : 4
Is Diiwaangalintaa : 09/03/2010
Shaqadaada : arday jaamacadeed

maahmaahyo soomaaliyed Empty
PostSubject: maahmaahyo soomaaliyed   maahmaahyo soomaaliyed EmptyThu Mar 11, 2010 6:27 am

salaaamu calaykum
asxaabta dhan waxaan udirayaa salaan kadib waxaan jeclahay maanta inaan meeshaan ku qor 4 maahmaah soomaaliyeed

1-soomaalida ayaa waxay ku maahmaaheen sadex ayaa ugu liita raga:-
a-ma tashade.
b-ma tashiishe.
c-ma toshe.

2-shan beri shiikh laguma noqdo.

3-mar qudha geed laguma gooyo.

4-aan wada hadalno waa aan wada hashiino.

halahaas ayaan jeclaaday walaalaha inaan usoo gudbiyo.
waa halyeeyga oo idin leh salaamu claykum waraxmatulaahi wa barakaatuh
Back to top Go down
 
maahmaahyo soomaaliyed
Back to top 
Page 1 of 1
 Similar topics
-
» maahmaahyo soomaaliyeed Qeebta (1)
» Qof+Nool maahmaahyo uu qoray
» nin ameerikaan ah oo fasiraya maahmaahyo soomaali

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Qeebta Gabayada iyo Murtida iyo Maahmahyada-
Jump to: