Shabkada Maadow
walaal kusoo dhawoow webkaan hadaadan ka Diiwaan gashneen
iska diiwaan gali si aad xubin wax ku kor dhin karo oogu noqoto webka.


Walaal Ku Soo Dhawoow Shabakada Aqoon Isweedaarsiga Ee Maadow
 
HomeFAQSearchRegisteraqriso qur'aanka oo luqado badan ku tarjumanLog in
**MAADOW.ALAFDAL.NET **waa web ay ardayda iyo dhalinyarada soomaaliyeed ay ku kala gudbisadaan macluumaadka dhan walba**SHABAKADA MAADOW** Maamulka shabakada maaadow wuxuu idin soo gudbinayaa waxqabadka shabakada sanadka 2010**SHABAKADA MAADOW**Halkaan ka daawo sidaad oogu dari laheedad shabakada mawduuc ama maqaaal ama wax walba oo faaido lah adoo naga ilaalinaya waxyaabaha ka soo horjeeda shareecada islaamka**SHABAKDA MAADOW** Digniin karishtaanka soomaaliya By maanka **SHABAKADA MAADOW**Shabakada Maadow Waxkasta oo lagu qoro Khasab ma aha in uu maamulka Raali ka yahay**SHABKADA MAADOW**

Share | 
 

 sidee ayaan iskaga diiwaan galin karaan webkaaan??

View previous topic View next topic Go down 
AuthorMessage
Ina_Maadow
shabakada maadow
shabakada maadow


Mawduucyadaada : 276
ka Qeeb Qaadashaadaada : 722
Mahadcelin : 6
Is Diiwaangalintaa : 13/02/2010
Shaqadaada : Arday Jaamici

PostSubject: sidee ayaan iskaga diiwaan galin karaan webkaaan??   Sun Feb 14, 2010 2:12 am

alaaah ayaa mahad leh oo noo fudu deeyay maanta inaan idin soo gudbino webkaaan oo ay ardayda soomaaliyeed ay thaqaafada ku kal gudbisan karaan .
qofka marka koowaad suaasha qalbigiisa ku soo dhaceeso waxay noqeneee:-
sidee baan iskaga diiwaan galin karaa websitkaan??
walaal suaashaas jawaabteeeda waa midfudud
1-walaal marka koowaad waxaa raadinee meel ay ku qorantahay التسجيل ama regester hadba saa u taqaanid ama linkiyaas hoos yaalo riix:-
http://maadow.alafdal.net/profile.forum?mode=register
walaal waxaa kuu soo baxaayo warqad dheer ay ku qorantahay sharciyada webkaan hadaa rabtid inaan wadato is diiwaan galiskaa taabo I AGREE TO THESE TERMS kadib waxaa kuu soo baxaayo sadax qaanad oo faaruq ah
tan koowaad ku qor magacaa , tan labaad ku qor iimeelkaa , tan sadaxaad ku qor bassworkaa rabtid kadib taabo SAVE kadib qaanad kale ayaa kuu soo baxayso
2-walaal kadib waxaaan inboxkaada ama junk iimeelka kuugu soo diraynaa warqad warqadaas ayaa ka raadinee linki ay ku korkiisa ku qorantahay fartaan ingiriiska
Your account is currently inactive. You cannot use it until you visit the following link
kadib linkiya kahooseeyo taabo kadib webka ayaa kuu soo baxaayo oo ku dhahaayo waa ku guulaysatay is diiwaan galiskaa
NB. waalaal wali hadaana fahmin sharaxeeda ii soo sheeg meesha ay dhibka kaa haysto adigoo taabanaysid meesha ay ku qorantahay إضافةرد kadib suaashada ii soo qor kadib SEND dheh jazaaku mulaahu khayran.
inashaa alaah saan u malaynaayo hadalka waaan idinku badiyay iiga raali noqda
tan iyo sharax mid lamid ah aan ku kulmi doona sidaaas iyo nabad galyo
wasalaamu calykum waraxmatulaahi wa barakaatuh
Back to top Go down
 
sidee ayaan iskaga diiwaan galin karaan webkaaan??
View previous topic View next topic Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
Shabkada Maadow :: Sida aa xubin ugu noqon karto shabakada-
Jump to: